CARWO GEEDI

CARWO GEEDI QANCINTA DAD WEYNUHU WAA MUHIIMADA SHAQOOYINKAYAGA

Bushaaro Bushaaro Dadweynoow Idinkuna bilkhayr dhaha carwada GEEDI waxa ay idiin soo kordhisay qalab casri ah oo isugu j...
26/04/2018

Bushaaro Bushaaro Dadweynoow Idinkuna bilkhayr dhaha carwada GEEDI waxa ay idiin soo kordhisay qalab casri ah oo isugu jira qalabkaad horey ugu taqaaneen oo noocyo cusub ay idiin keentay iyo qalabka dhiska gaar ahaan mutuleelka ama marmarada kala duwan oo aad u qurxoon ee hamoogaanina hana ka maqnaanina

01/10/2017

Waa Carwo Geedi iyo Alaab kaa Farxisa "jabnaan iyo Qurxba"

22/08/2017
Macmiil waxaanu kugu soo dhawaynaynaa carwada geedi halkaas oo aad ka heli karto dhamaan adeegyada guri hada la yagleela...
22/08/2017

Macmiil waxaanu kugu soo dhawaynaynaa carwada geedi halkaas oo aad ka heli karto dhamaan adeegyada guri hada la yagleelayo iyo mid dub loo cusboonaysiinayo waxaananu kuugu adeegaynaa sida ugu macquulsan ee ku raali galisa

Adeeg hufan iyo qiima jaban oo ku raali galiyaa waa astaanta CARWADA GEEDI

hadaba aan kuu tilmaamo halka ay ku taalo
Suuq kaaraan gaar ahaan saldhiga poliska barigiisa sarta dheer qaybteeda hoose ama
Taleefanada kala ah
061-5-59 58 84
061-2 69 69 61
061-2 69 69 62

Address

+252634446313613069999616124040
Hargeisa

Telephone

+252634446313

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CARWO GEEDI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CARWO GEEDI:

Share