Hhhh

Hhhh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hhhh, Baby & children's clothing store, Hargeisa.

02/07/2026
02/07/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ
Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha leh ee 1-da Luuliyo, oo ah maalinta xorriyadda iyo midnimada



02/07/2026

War wanaagsan!

Isbitaalka Somalia Sudanese waxaa yimid dhakhaatiir khubaro ah oo ka timid Turkiga, kuwaas oo ku takhasusay beerista timaha (Hair Transplant) iyo adeegyada qurxinta caafimaadka.

Adeegyada ay bixinayaan waxaa ka mid ah:
* Beerista timaha madaxa.
* Beerista garka.
* La-talin iyo qiimeyn caafimaad oo ku saabsan timaha iyo maqaarka madaxa.
* Dabagal iyo daryeel kadib qalliinka si loo hubiyo natiijo wanaagsan.

Haddii aad danaynayso adeegyadan, fadlan booqo Isbitaalka Somalia Sudanese ama la xiriir xarunta si aad u hesho macluumaad dheeraad ah una qabsato ballan.

02/07/2026

๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข N๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š Kuna Guuleyso $๐Ÿ๐ŸŽ
Ka Qabso Hal Number Inta Udhaxeesa 1007----- 1470
๐Ÿ- ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐๐ก๐ž๐ก ๐๐จ๐ฌ๐ญ ๐ ๐š .
๐Ÿ‘- ๐“๐š๐  ๐Š๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ก ๐Ÿ‘ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐›๐š๐๐๐š๐š
๐Ÿ’- ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ๐š๐ฐ๐š๐š๐› ๐ฌ๐ฎ'๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐š๐ก๐š๐š๐ง.
๐Ÿ“-๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐†๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ 7 dii Post U dambeysay Page-ka
๐Ÿ”-๐…๐จ๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ ๐†๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐๐ฅ๐š๐ญ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐ฌ-๐ค๐š ๐’๐’๐’๐‡
๐…๐ˆ๐ˆ๐‘๐Ž ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡ ๐Ÿ‘‡
https://www.tiktok.com/
https://www.instagram.com/somalisudanese/
๐…๐ˆ๐ˆ๐‘๐Ž ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡
JAWAAB BIXINTA WAXAY SOCONAYSAA ILAA MAALINKA JIMCAHA 9:00 AM SUBAXNIMO

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hhhh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share