Nolosha24.com

Nolosha24.com Kani Waa page-ka Facebook fans-ka
www.nolosha24.com
oo aad kala socotaan arimaha bulshada sida caafimaad ka iyo cuntada, iyo nafaqada qoyska iyo IWM.

..... FAHAMKA NOLOSHA.... Adiga ayay kuu taalWaxaa lagu siiyay Nolol, laguma siin Nolol fiican ama Nolol xun, Adigay kuu...
23/10/2018

..... FAHAMKA NOLOSHA....

Adiga ayay kuu taal
Waxaa lagu siiyay Nolol, laguma siin Nolol fiican ama Nolol xun, Adigay kuu taal in aad ka dhigato mid fiican ama mid Xun
1. Adigay kuu taal in aad aroorti hurdada ka toosto oo u dhaqaaqdo rumeynta riyadaada & in aad iska sii hurudo oo aad riyooto.
2. Adiga ayay kuu taal in aad Farxadaada ka shaqeyso & in aad Murugo ku noolaato.
3. Adigay kuu taal in aad isbedel dhab ah sameyso iyo in aad sameyso marmarsiinyo & quusasho.
4. Adigay kuu taal in aad ka shalayso ficil kasta aad sameyso & in aad marki h**e ka fakirto waxa aad sameynaysid.
5. Adigay kuu taal in aad Internet-ka iska dhex mushaaxdo, iska daalacato, waqti badan ku lumiso iyo in aad wax faa’iido ah ka kororsato, xirfad ka barato.
6. Adiga ayay kuu taal in aad caafimaadkaaga hagaajiso, naftaada daryeesho & in aad dayacdo.
7. Adiga ayay kuu taal in aad Saaxiibo Xun la socoto & in aad sameysato Saaxiibo wanaagsan.
8. Adigay kuu taal in aad iskala joogto Xiriir aan horay kuu wadayn, ku caawinayn, madax xanuun kuu keenaya & in aad Xiriir fiican sameysato kaasoo si wada jir ah aad isu caawinaysaan, horumarkiina ka shaqeynaysaan.
9. Adigay kuuu taal in aad Go’aan gaarto ama laba-labayn ku jirto weligaa.
10. Adigay kuu taal in aad gacantaada isku halaagto iyo in aad gacantaada isku horumariso.
11. Adigay kuu taal in aad shaqo aadan Jeclayn, ku faraxsanayn aad ka shaqeyso & in aad sameyso wax aad jeceshahay, xamaasad & xiiso u hayso.
12. Adigay kuu taal in aad cabasho & calaacal wado weligaa iyo in aad mas’uuliyada Noloshaada qaadato, dhanka aad rabtana u jiheyso.
13. Adigay kuu taal in aad Xusuus & wax laga soo tagay ku dheganaato, maskaxdaada ku daaliso iyo in aad maanta xooga saarto si aad Beridaada u hagaajiso.
14. Adigay kuu taal in aad ka welwesho “maxay dadka ku oran doonaan” iyo “sidee dadka kuu arki doonaan” iyo in aad sameyso wixi aad jeceshahay, wixi qalbigaaga kuu sheegayo.
15. Adigay kuu taal in aad iska dhigto Dulmane, in aad is liido iyo in aad noqoto mid Guuleystay, meel sarena gaadhay.
16. Adigay kuu taal in aad dhibaato iska dhex fadhido iyo in aad Xalka raadiso, waxna ka qabato si deg-deg ah.
17. Adigay kuu taal in aad Dambi & xumaan sameyso maalin kasta oo Nolol ciriiri ah ku noolaatid iyo in aad Wanaaga badiso, Ajar shaqeysatid si aad Nolol macaan ugu noolaatid.
18. Adigay kuu taal in aad wax xado, xaaraan quudatid ka dibna Nabad & deganaan maskaxeed aad weydo iyo in aad Xalaal shaqeysato si aad Xayaato nadiif ah u hesho.
Noloshu Waa Doorasho. Wax kasta oo Noloshaada ah Waa hummaag noqod (fal celis) doorasho aad adigu sameysay. Hadii aad rabto Natiijo ka duwan wixi h**e samee Doorasho ka duwan kuwi aad horay u sameysay
Wareega Saacada wuu socdaa, Waqtiga wuu ordayaa, Waqti sax ah oo kuu imanaya ma jiro, Noloshu waa Tartan, Adigay kuu taal in aad Tartanka Nolosha ku guuleysato iyo in aad ka harto oo iska reebto.
Noloshu Waa Doorasho sameyn. Samee Doorasho Sax ah Maanta iyo Mar kasta.

- - -  QIIMAHA NOLOSHA - - -Maalin ayaa wiil yari ku yidhi aabihii "waa maxay qiimaha noloshu?Intii aanu uga jawaabin wu...
23/08/2018

- - - QIIMAHA NOLOSHA - - -

Maalin ayaa wiil yari ku yidhi aabihii "waa maxay qiimaha noloshu?

Intii aanu uga jawaabin wuxuu u dhiibay dhagax una sheegay inuu u iib geeyo suuqa haddii qof weydiiyo qiimihiisana aanu kelmad odhan ee laba farood kor u taago.

Wiilkii waxa uu tegay suuqa isaga oo wada dhagixii gabadh baana weydiisay: "immisaad siinaysaa dhagaxan?,waxaan doonayaa inaan beertayda dhigto".

Wiilkii kelmad ma odhan ee laba farood ayuu kor u taagay gabadhii ayaana tidhi"2 Dollar?,waan qaadanayaa hadaa"

Wiilkii gurigii ayuu ku noqday aabihiina wuxuu u sheegay inay gabadhi doonayso inay 2 Dollar ku iibsato dhagaxa.

Aabihii wuxuu ku yidhi "wiilkaygiyoow,waxaan doonayaa inaad matxafka geyso haddii qof ku weydiiyana kelmad ha odhan ee laba farood kor u taag".

Wiilkii yaraa wuxuu tegay matxafkii ninbaana weydiiyay qiimaha dhagaxa kelmad ma odhan ee laba farood ayuu kor u taagay, Ninkii baana yidhi"200 Dollars?,waan qaadanayaa hadaa".

Wiilkii yaraa gurigii ayuu ku noqday aabihiina wuxuu u sheegay in nin doonayo inuu ku iibsado dhagaxa 200 Dollars isagoo la yaaban.

Aabihii baa ku yidhi "wiilkaygiyoow,meesha ugu danbaysa ee aan kuu dirayaa waa goobta lagu kaydiyo dhagaxaanta qaaliga ah mulkiilahana tus qiimihiisa markuu ku weydiiyana kelmad ha odhan ee laba farood uun kor u taag".

Wiilkii wuxuu tegay goobta lagu kaydiyo dhagaxaanta qaaliga ah wuxuuna tusay ninkii mulkiilaha ahaa.

"Halkee baad ka keentay dhagaxan?,waa mid ka mida dhagaxaanta naadirka ku ah dunida waa inaan helaa dhagaxan,immisaad siinaysaa" ayuu yidhi mulkiilihii.
Kelmad ma odhan ee laba farood ayuu kor u taagay,"200,000 Dollars?,waan ku qaadanayaa" ayuu yidhi mulkiilihii.

Wiilkii yaraa aabihii ayuu dib ugu noqday isaga oo fajacsan una sheegay in mulkiilihii doonayo inuu ku iibsado dhagaxan 200,000 Dollars.

Aabihii baa ku yidhi wiilkii "wiilkaygiyoow,iminka ma fahantay qiimaha ay noloshaadu leedahay?.

Muhiim maaha halkaad ka timid,halkaad ku dhalatay iyo midabkaad tahay laakiin waxa muhiima halkaad go'aansato inaad naftaada dhigto.

Qof kasta waa sida dahabka nuuciisa qaaliga ah oo dadka ka mida isaga ayaana ka caawin kara dadka kale inay fahmaan qiimaha uu leeyahay,naftaada waxaad ka dhigi kartaa mid liidata oo 2 Dollar la mida ama mid sare oo 200,000 la mida.

Dadka kugu xeermaya si xigmad leh u dooro maxaa yeelay iyaga ayaa saamayn ku yeelan kara farqiga noloshaada".

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

CASHARKA NOLOSHA-------------------------------------Waxaad tahay qof wanaagsan. Waxaad u qalantaa daacadnimo. Waxaad u ...
30/04/2018

CASHARKA NOLOSHA
-------------------------------------
Waxaad tahay qof wanaagsan. Waxaad u qalantaa daacadnimo. Waxaad u qalantaa wanaag. Waxaad u qalantaa qof ku xushmeeya oo marnaba aan qalbigaaga been u sheegin. Waxaad u qalantaa farxad in aad hesho. Waxaad u qalantaa Jaceyl. Waxaad u qalantaa qof aan si Xun kuula dhaqmayn. Waxaad u qalantaa qof garabkaaga taagan mar kasta. Waxaad u qalantaa Nolol fiican in aad ku noolaato……
Laakiin ogsoonow had iyo jeer waxaa jiraya dad ku xumaynaya, ku xamanaya, ku ximinaya, ku xasdaya, kugu abuuraya xaalado dhibaato ah sababtoo ah si kastoo aad ugu qalanto wax kasta oo wanaagsan hadana kuma aha qasab dadka kale in ay kuula dhaqmaan sida aad rabto. Dadka dunidan ku nool waa kala duwan yihiin, qofba dabeecad gaar ah ayuu leeyahay.
Si kastoo ay tahay adigu is ahow, dad kale dartood ha u bedelin dabeecadaada, ha u dhaafin dhaqankaaga wanaagsan, ha u lumin farxadaada, ha u burburin noloshaada, ha uga tagin dadnimadaada, ha u dilin damiirkaaga.
Xusuusnow, Hadii aad ka filato in dadku oo dhan kuu noqdaan dad wanaagsan sababtoo ah adigaa wanaagsan taasi waxay ka dhigan tahay in aad ka filato Libaaxu in uusan ku cunayn sababtoo ah adiguba ma cuntid!

Mahadsanidin.

DRINK WATER ON EMPTY STOMACHIt is popular in Japan today to drink water immediately after waking up every morning. Furth...
20/08/2014

DRINK WATER ON EMPTY STOMACH

It is popular in Japan today to drink water immediately after waking up every morning. Furthermore, scientific tests have proven its value. We publish below a description of use of water for our readers. For old and serious diseases as well as modern illnesses the water treatment had been found successful by a Japanese medical society as a 100% cure for the following diseases:

Headache, body ache, heart system, arthritis, fast heart beat, epilepsy, excess fatness, bronchitis asthma, TB, meningitis, kidney and urine diseases, vomiting, gastritis, diarrhea, piles, diabetes, constipation, all eye diseases, womb, cancer and menstrual disorders, ear nose and throat diseases.

METHOD OF TREATMENT
1. As you wake up in the morning before brushing teeth, drink 4 x 160ml glasses of water

2. Brush and clean the mouth but do not eat or drink anything for 45 minute

3.. After 45 minutes you may eat and drink as normal.

4. After 15 minutes of breakfast, lunch and dinner do not eat or drink anything for 2 hours

5. Those who are old or sick and are unable to drink 4 glasses of water at the beginning may commence by taking little water and gradually increase it to 4 glasses per day.

6. The above method of treatment will cure diseases of the sick and others can enjoy a healthy life.

The following list gives the number of days of treatment required to cure/control/reduce main diseases:
1. High Blood Pressure (30 days)
2. Gastric (10 days)
3. Diabetes (30 days)
4. Constipation (10 days)
5. Cancer (180 days)
6. TB (90 days)
7. Arthritis patients should follow the above treatment only for 3 days in the 1st week, and from 2nd week onwards – daily..

This treatment method has no side effects, however at the commencement of treatment you may have to urinate a few times.
It is better if we continue this and make this procedure as a routine work in our life. Drink Water and Stay healthy and Active.

This makes sense .. The Chinese and Japanese drink hot tea with their meals not cold water. Maybe it is time we adopt their drinking habit while eating!!! Nothing to lose, everything to gain...

For those who like to drink cold water, this article is applicable to you.
It is nice to have a cup of cold drink after a meal. However, the cold water will solidify the oily stuff that you have just consumed. It will slow down the digestion.

For more Health,Love,Life Tips, Inspirational,Love,Heart Touching Viral Stories
Please Visit www.SocialMeems.com

Once this 'sludge' reacts with the acid, it will break down and be absorbed by the intestine faster than the solid food. It will line the intestine.
Very soon, this will turn into fats and lead to cancer. It is best to drink hot soup or warm water after a meal.

A serious note about heart attacks:

• Women should know that not every heart attack symptom is going to be the left arm hurting,
• Be aware of intense pain in the jaw line.
• You may never have the first chest pain during the course of a heart attack.
• Nausea and intense sweating are also common symptoms.
• 60% of people who have a heart attack while they are asleep do not wake up.
• Pain in the jaw can wake you from a sound sleep. Let's be careful and be aware. The more we know, the better chance we could survive...
A cardiologist says if everyone who gets this mail sends it to everyone they know, you can be sure that we'll save at least one life.
Please be a true friend and send this article to all your friends you care about.

A collection of quotes, inspirational, heart touching, love stories and more.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nolosha24.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nolosha24.com:

Share