Goobmar Online Market

Goobmar Online Market Goobmar Waa suuq Online ah oo aad ka heli karayso dhamaan agabka caruuta iyo dadka waawayn,nagu so

08/07/2022
Soo dhawow macmiil waxaan kuu keenay alaabta canaaha loogu diiriyo caruurta kasoo dalbo  nagala soo xidhiidh Tel:whatsap...
13/05/2022

Soo dhawow macmiil waxaan kuu keenay alaabta canaaha loogu diiriyo caruurta kasoo dalbo
nagala soo xidhiidh Tel:
whatsapp: 0637273035

  So dhawow macmiil waxaan ku haynaa kofiyado iyo sharabaada caruurta oo  iswata Qiimaha waan kula saa'iraynaa naga soo ...
07/05/2022

So dhawow macmiil waxaan ku haynaa kofiyado iyo sharabaada caruurta oo iswata Qiimaha waan kula saa'iraynaa naga soo dalbo nagala soo xidhiidh Tell:
0637273035
Ama soo raac link whatsappka
https://wa.me/message/VUKWMGWXWWO5A1

😊So dhawow  Macmiil waxaan ku haynaa   ugu fiicnaa waxay ilmaha ka ilaalinaysaa  cayayaanka waxyeelada leh  sida Kaneeca...
06/05/2022

😊So dhawow Macmiil waxaan ku haynaa ugu fiicnaa waxay ilmaha ka ilaalinaysaa cayayaanka waxyeelada leh sida Kaneecada,Duqsiga,Qaniinyada shinida iwm..
H**e uga soo dalbo intaan lagaa dhamaysan waa Qiime aad ujaban nagala soo xidhiidh:
0637273035
Ama taabo halkan si aad whatsappka u ragto
https://wa.me/message/VUKWMGWXWWO5A1

Hambalyo
02/05/2022

Hambalyo

  inamada yar soo dhawow macmiil dharkii aad naga soo dalbateen waan idiin keenay gaar ahaan inamada oo ah dhar iswata. ...
17/04/2022

inamada yar soo dhawow macmiil dharkii aad naga soo dalbateen waan idiin keenay gaar ahaan inamada oo ah dhar iswata.
qiimahayagu wuu ka jaba qiimaha suuqa 100% gurigaaga ayaana laguugu keeni karaa meelkastood joogto.
Hadii aad diyaar tahay halkan nagala soo xidhiidh whatsapp👇
https://wa.me/message/VUKWMGWXWWO5A1
ama Tell:+252637273035

  Soo dhawow macmiilkayaga sharafta leh mar kale waxaan idiin keenay dharkii caruurta  yar ee 40 baxa, waxaad naga helay...
12/04/2022

Soo dhawow macmiilkayaga sharafta leh mar kale waxaan idiin keenay dharkii caruurta yar ee 40 baxa, waxaad naga helaysaa midab walba oo aad jeceshahay qiimahana Discount ayaa laguugu sameeyay 30% waxa kuu raaca kasoo dalbo
nagala soo xidhiidh whatsappka si markiiba aan kuugu shaqayno
+252637273035

  soo dhawow macmiil ilmaha yar in madaxiisa la ilaaliyo waa mid aan wada ogsoonahay si fudud oo aad ku ilaalin kartaa h...
04/04/2022

soo dhawow macmiil ilmaha yar in madaxiisa la ilaaliyo waa mid aan wada ogsoonahay si fudud oo aad ku ilaalin kartaa hadii aad rabtay waxaan kuu haynaa 'Madax ilaalisada' ilmaha yar waa mid faai'dooyin badan u leh ilmaha yar.
kasoo dalbo
Nagala soo xidhiidh
Whatsapp: 0637273035📞

Address

Abdirahman Tur Road
Hargesa
NONE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goobmar Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Goobmar Online Market:

Share