Haboon Nuura

Haboon Nuura Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haboon Nuura, Women's clothes shop, R1 National Business center hargeisa, Hargeysa.

HABOON NUURA COMPANY BAAHIN FURSADO SHAQO OO KA BANAANDhamaan cidii danaynaysa fursadan shaqo ee ka banaan company way s...
08/02/2025

HABOON NUURA COMPANY
BAAHIN FURSADO SHAQO OO KA BANAAN
Dhamaan cidii danaynaysa fursadan shaqo ee ka banaan company way soo xaraysan kartaa

Position Sells
SHURUUDA LOOGA BAAHANYAHAY
1 waa in uu leyahay waya aragnimo shaqo oo uu ku soo Shaqeeyay ugu yaraan labasano
2 waa inuu leeyahay karti iyo dad ladhaqan wanaagsan iyo dulqaad
3waa Inuu haystaa shahaadada degree koowad ama secondary certificate
4 waa inuu yahay muwaadin reersomaliland oo buuxinkara shuruuda kor lagu soo xusay

QAABKA LOO SOO XARAYSANAYO
Waxaad ku soo dirikartaa cv gmail [email protected] ama waxaad keenikartaa xafiiska Ka ku yaaala indha Birta ama telephone 634744837 WhatsApp

Macmiil kaalay nagula dabaaldag Duruuc cusub oo aan kugu talaganay inaad ku dabaaldagto sandaka cusub waxay kugu jiraan ...
30/12/2024

Macmiil kaalay nagula dabaaldag Duruuc cusub oo aan kugu talaganay inaad ku dabaaldagto sandaka cusub waxay kugu jiraan discount

Haboon Nuura waxay kuu samaysay big biscuits 50%
29/12/2024

Haboon Nuura waxay kuu samaysay big biscuits 50%

15/12/2024

BABAY WORLD WAXA MARLABAAD LAIDIIN FUTAY SAFAR CUSUB OO LA IDIINKU TALAGALAY INAAD KA FAAIDAYSTAAN OO AH 50%

BABY WORLD IYO CITY CABAAYA,Waxaan macaamiishayada Sharaf leh ugu busharaynaynaa  inaan u samaynay QIIMO DHIMISTII SANAD...
02/12/2024

BABY WORLD IYO CITY CABAAYA,
Waxaan macaamiishayada Sharaf leh ugu busharaynaynaa inaan u samaynay QIIMO DHIMISTII SANADLAHA AHAYD oo ah 50% BABY WORLD waxa kugu diyaara Dharka, kabaha caruurta hablo & wiilalba & Agabka caruurta. Sidoo kale 35% CITY CABAAYA waxa kugu diyaara cabayadii ugu danbeeyay, toobabkii Marwooyinka, kabihii iyo Dhamaan agabka meheradayaala Mudada Qiima-dhimistu waxay bilaabmaysaa 02/12/2024 ilaa 17/12/2024 Hadaba macmiil H**e usoogaadh,call city cabaaya 634790057 call baby world 634782580 634456694

10/11/2024

HABOON NUURA COMPANY
BAAHIN FURSADO SHAQO OO KA BANAAN
Dhamaan cidii danaynaysa fursadan shaqo ee ka banaan company way soo xaraysan kartaa

Position social media only can apply female
SHURUUDA LOOGA BAAHANYAHAY
1 waa in uu leyahay waya aragnimo shaqo oo uu ku soo Shaqeeyay ugu yaraan labasano
2 waa inuu aqoon uleeyahay Dhamaan applications waxa lagu eidt gareeyo
3 Waan inuu yahay photography designer
Sidoo kale waa inuu yahay fashion model clothes
4waa Inuu haystaa shahaadada degree koowad ama secondary certificate
5waa inuu yahay muwaadin reersomaliland oo buuxinkara shuruuda kor lagu soo xusay

QAABKA LOO SOO XARAYSANAYO
Waxaad ku soo dirikartaa cv gmail [email protected] ama waxaad keenikartaa xafiiska Ka ku yaaala indha Birta ama telephone 634744837 WhatsApp

14/10/2024

Labadaa qof ee dumara maanta waxay naga xadeen mobile cidii soo sheegta ama soo hesha waxaan siinaynaa abaal marin

Hablo soo dhawaada waxaa idiin diyaara duruucdii cusbayd ee casaan iyo madawaga ahayd
06/09/2024

Hablo soo dhawaada waxaa idiin diyaara duruucdii cusbayd ee casaan iyo madawaga ahayd

31/08/2024
29/08/2024

DIHAAN UNSI

Address

R1 National Business Center Hargeisa
Hargeysa
SO

Opening Hours

Monday 07:30 - 00:30
Tuesday 07:30 - 00:30
Wednesday 07:30 - 20:00
Thursday 07:30 - 20:00
Friday 16:00 - 00:00
Saturday 07:30 - 20:00
Sunday 07:30 - 00:30

Telephone

+252634474709

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haboon Nuura posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share