Haybad Dhisa style

Haybad Dhisa style Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haybad Dhisa style, Clothing (Brand), Suuq yare, Kismayo.

17/01/2022

Subax wanaagsan macaamiisheena sharafta leh.

maka sheegataa dhabar xanuun? socodku maku dhibaa? ma dareentaa caga gubyo iyo in kabuhu kuqabtaan, hadaba intaas oo dha...
22/12/2021

maka sheegataa dhabar xanuun? socodku maku dhibaa? ma dareentaa caga gubyo iyo in kabuhu kuqabtaan, hadaba intaas oo dhan xalkooda waa lahayaa waa adiga oo isticmaala kabaha Skenchers.

Waa kabo leh tayo lahubo, gudaha waxay kuleeyihiin suuf adag oo dhawr qaybood oo isa saaran ah. si sahal ahna kuma dhamaadaan.

Soo gaar Haybad Dhisa style

Kusoo dhawaada Haybad Dhisa style oo ah carwo casri ah oo aad ka heli karto dhamaan dharka ragga. Si khaas ah waxaan u h...
15/12/2021

Kusoo dhawaada Haybad Dhisa style oo ah carwo casri ah oo aad ka heli karto dhamaan dharka ragga. Si khaas ah waxaan u haynaa dharka originalka oo ah labiska noocyadiisa kala duwan sida;

Suudyo (suits)
Kabo
Funaanado
Shaatiyaal
surwaalo fitting ah (Jeenis, Kaaki, soft, IWM)
Barafunada original ah

Carwada waxaa si hufan oo gacma furan ah kuusoo dhawaynaya xirfadleyaal dabacsan.

Fadlan soo dhawaw oo nala soo xiriir

Address

Suuq Yare
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haybad Dhisa style posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share