Toosh

Toosh Clothing store

Dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda farxad...
26/05/2026

Dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Adxa.



Hambalyo 15 May.Waxaan dhamaan dhallinyarada soomaaliyeed ugu hambalyeeneynaa sanadguurada maalinta Dhalinyarada Soomaal...
15/05/2026

Hambalyo 15 May.
Waxaan dhamaan dhallinyarada soomaaliyeed ugu hambalyeeneynaa sanadguurada maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15may.

Waxaan u rajeeynaynaa Dhallinyarada maanta oo ah hogaamiyayaasha biri horumar iyo mustaqbal fiican.



Hambalyo maalin Shaqaalaha Aduunka
01/05/2026

Hambalyo maalin Shaqaalaha Aduunka



Subax Wanaagsan
25/04/2026

Subax Wanaagsan


Marar badan niyada waad iska weydiisay alaabta noocaan oo kale ah halkee ka heshaa.Kala dooro Alaabtaan.KOOLADA KULEETIG...
18/04/2026

Marar badan niyada waad iska weydiisay alaabta noocaan oo kale ah halkee ka heshaa.

Kala dooro Alaabtaan.
KOOLADA KULEETIGA wasaqda ka ilaalineysay,
XARIGA KABAHA DUMARKA, KOOLADA JAATA HOOSE EE KABAHA,QALABKA SARIIRTA LAGU GOGLO iyo
KABAHA SAARKA QURXDA BADAN.

Kuwo tayo sare leh, midabo kala duwan, naqshado casri ah oo ku habboon qurxinta style-kaada iyo Gurigaadaba.

Dalbo Hadda: WhatsApp — 0612298555 waxaan kugu keeni doonaa Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka JUMLO iyo TAFAARIIQ.

TOOSHSTORE WAA XALKA BAAHIDAADA

Page-kaan Follow hakuu ahaado sidaa u hesho alaab noocaan oo kale ah Raqiis iyo Qurux isku darsaday.

Tiktok: TOOSHSTORE
Instagram: TOOSHSTORE




Jumca Wanaagsan
17/04/2026

Jumca Wanaagsan


14/04/2026

KABO SAAR FUDUD, KUUNA QURXINAAYO GURIGAADA.

Waxaad naga heli kartaa Jumlo iyo Tafaariiq meel walbo aad ka joogto Soomaaliya.

WhatsApp 0612298555
Tiktok Toosh Store
Instagram toosh store


Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay maanta ku beegan tahay 66 sano guuradii...
12/04/2026

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay maanta ku beegan tahay 66 sano guuradii kaso wareegtay aas aaskii Ciidanka XDS Kuna beegan 12 april 1960

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Toosh:

Share