Aweis

Aweis Welcome To My page

๐‘จ๐’๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐’–๐’๐’‚๐’™๐’‚๐’“๐’Š๐’Š๐’”๐’•๐’†๐’† ๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’Š๐’Š ๐‘บ๐’Š๐’š๐’‚๐’‚๐’”๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’†๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’‚๐’” ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’Š๐’ ๐‘ฏ๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’Š ๐’Ž๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’๐’‚๐’„๐’š๐’ ๐’Œ๐’‚ ๐’๐’‚๐’…๐’–๐’˜๐’‚๐’ ๐’๐’‚๐’ˆ๐’‚ ๐’‡๐’Š๐’Š๐’“๐’Š๐’š๐’ ๐’…๐’Š๐’๐’Œ๐’Š๐’Š๐’”๐’‚ ๐’’๐’‚๐’‚๐’ƒ๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’–...
31/07/2024

๐‘จ๐’๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐’–๐’๐’‚๐’™๐’‚๐’“๐’Š๐’Š๐’”๐’•๐’†๐’† ๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’Š๐’Š ๐‘บ๐’Š๐’š๐’‚๐’‚๐’”๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’†๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’‚๐’” ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’Š๐’ ๐‘ฏ๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’Š ๐’Ž๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’๐’‚๐’„๐’š๐’ ๐’Œ๐’‚ ๐’๐’‚๐’…๐’–๐’˜๐’‚๐’ ๐’๐’‚๐’ˆ๐’‚ ๐’‡๐’Š๐’Š๐’“๐’Š๐’š๐’ ๐’…๐’Š๐’๐’Œ๐’Š๐’Š๐’”๐’‚ ๐’’๐’‚๐’‚๐’ƒ๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’– ๐’–๐’…๐’‰๐’‚๐’„๐’‚๐’š
๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’…๐’Š๐’ ๐’‚๐’š ๐’…๐’–๐’ ๐’‰๐’๐’ˆ๐’‚๐’๐’‚๐’š๐’‚๐’‚๐’ ๐’”๐’–'๐’‚๐’‚๐’๐’ ๐’ƒ๐’‚๐’…๐’‚๐’, ๐’๐’Œ๐’ ๐’Ž๐’Š๐’… ๐’–๐’–๐’ƒ๐’†๐’š ๐’๐’๐’’๐’๐’
1.๐‘ฐ๐’ ๐’…๐’Š๐’๐’Œ๐’‚๐’‚๐’ ๐’‚๐’š ๐‘ฐ๐’”๐’“๐’‚๐’†๐’ ๐’๐’‚๐’Œ๐’‚๐’”๐’‰๐’‚๐’•๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’“๐’‚๐’š๐’Œ๐’‚๐’๐’Œ๐’‚
2. ๐‘ฐ๐’ ๐’–๐’– ๐’‚๐’‰๐’‚๐’‚ ๐’‘๐’“๐’๐’‹๐’†๐’„๐’• ๐’˜๐’†๐’š๐’ ๐’๐’ ๐‘ฐ๐’“๐’‚๐’ ๐’‚๐’š ๐’’๐’‚๐’‚๐’…๐’‚๐’•๐’‚๐’š
๐‘พ๐’‚๐’‚ ๐’Ž๐’Š๐’… ๐’–๐’–๐’ ๐’Š๐’๐’Œ๐’‚๐’”๐’•๐’‚ ๐’๐’ ๐’‚๐’š ๐’‚๐’…๐’‚๐’ˆ๐’•๐’‚๐’‰๐’‚๐’š ๐’Š๐’ ๐’๐’‚ ๐’”๐’‚๐’‚๐’…๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’, ๐’‰๐’๐’š๐’ˆ๐’‚ ๐’๐’‚ ๐’…๐’‚๐’‹๐’Š๐’š๐’†๐’š ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’Ž๐’Š๐’… ๐’ƒ๐’‚๐’“ ๐’•๐’Š๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’Ž๐’†๐’†๐’…๐’Œ๐’Š๐’Š๐’”๐’‚ ๐’”๐’Š๐’‡๐’Š๐’Š๐’„๐’‚๐’ ๐’๐’๐’ ๐’”๐’Š๐’™๐’Š ๐’Œ๐’‚๐’“๐’ ๐’•๐’‚๐’‚๐’” ๐’๐’ ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘ณ๐’‚๐’ˆ๐’‚ ๐’‡๐’Š๐’Œ๐’Š๐’“๐’Š๐’ ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’ƒ๐’‚ ๐’‚๐’š ๐’‚๐’‰๐’†๐’š๐’… ๐’Ž๐’Š๐’… ๐’–๐’๐’‚๐’Œ๐’‚๐’„ ๐’‚๐’‰.

๐‘ฏ๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’Ž๐’Š๐’š๐’‚๐’‰๐’‚ ๐’”๐’‚๐’“๐’† ๐’†๐’† ๐‘ฐ๐’“๐’‚๐’ , ๐‘จ๐’š๐’‚๐’•๐’๐’๐’๐’‚๐’‰ ๐‘ฒ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’†๐’๐’†๐’Š ๐’‚๐’š๐’‚๐’‚ ๐’๐’‚ ๐’”๐’‰๐’†๐’†๐’ˆ๐’‚๐’š๐’‚๐’‚ ๐’Š๐’๐’–๐’– ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’“ ๐’Œ๐’– ๐’ƒ๐’Š๐’™๐’Š๐’š๐’‚๐’š ๐’˜๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’“ ๐’•๐’๐’๐’” ๐’‚๐’‰ ๐’๐’ ๐’๐’‚๐’ˆ๐’– ๐’’๐’‚๐’‚๐’…๐’ ๐‘ฐ๐’”๐’“๐’‚๐’‚โ€™๐’Š๐’Š๐’, ๐’”๐’Š ๐’๐’๐’๐’ˆ๐’‚ ๐’‹๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’ƒ๐’ ๐’…๐’Š๐’๐’Œ๐’‚

27/07/2024

๐‘ฒ๐™–๐’‚๐™ก๐’Š๐™ฃ๐’•๐™– ๐™–๐’š ๐’’๐™–๐’ƒ๐™ฎ๐’‚๐™–๐’๐™–๐’…๐™™๐’– ๐’Œ๐™ช ๐™ก๐’†๐™š๐’…๐™–๐’‰๐™–๐’š ๐‘บ๐™ž๐’š๐™–๐’‚๐™จ๐’‚๐™™๐’…๐™– ๐™Ž๐’๐™ค๐’Ž๐™–๐’‚๐™ก๐’Š๐™ฎ๐’‚

Shirkii Carta--Jabuuti sannadkii 2000 waxaa Soo ifbaxday qaacidada ku can baxday magaca : ( Afar dhibic Shan ) ama 4.5 ( Four point Five) oo loola jeedo in dadka Somaalida loo qeybiyo afar beelood oo waaweyn iyo bar oo ah beelo yar yar. Iyada oo laga amba qaadayo qaacidadaan ayaa afarta beelood waxey la haadeen hal qeyb barkiis , taasina waa arin garab marsan cadaaladda muwaadiniinta.

Qabiilka iyo qabyaaladdaba sidaas ayeey kaalin uga qaateen Siyaasadda dalka Lagasoo bilaabo xornimadii iyo dowladnimadii taa Soo dhib u keentay dhismaha dowlad Soomaaliyeed oo casri ah oo la jaanqaadi karta dunida casriga ah.
Dastuurkii 2000

27/07/2024

M-hore Sh/Shariif!!

24/07/2024

Soo galistii gumeystaha Soomaaliya waxaa uu watay dhowr waxyaabood oo gaar u ah Somalida:

1. Gumeystayaasha reer Yurub waxay u kala qeybiyeen dalka Shan (5) qeybood oo dowlad walba ay qeyb maamuleysay, afar (4) qeybood waxaa maamulayey reer Yurub Ingiriiska, Faransiika iyo Talyaaniga mida kalana African ayaa maamulayey oo aheeyd Ethiopia dhib ayeeyna u keentay bulshada Somaliyed dhanka siyaasadda arimaha bulshada iyo dhaqaalaha.
2.Markii ugu horeeysay sooyaalka dal Afrikaan ah ayaa qeyb ka noqday Gumeysiga dalal kale oo qeybtiisa ka helay.
3. Dowladdaas Afrikaanka ah ee dariska la ah Somaalida ma aysan ugumeysanin Somaalida hababka gumeysiga loo maro ee waxaa ka la dhexeeyay Somaalida colaad soo jireen ah iyo naceyb xagga diinta ah, waxeyna isku heysatay boqortooyo masiixi ah oo dhexda kaga jirta maamullo Islaami ah.
4. Intaas oo dhan waxaa ay aheeyd waxyaabo saameyn xun ku reebay Somaalida oo aysan wali ka soo kabsanin.

24/07/2024

Ethiopia waxaa ay markasta ku xadgudubtaa madaxbanaanideena dhuleed iyo dadeed
anakuna caalamka ayaan ku dacweeynaa markii ay xadgudub nagu sameeyso.

Hadaba, hadadaan lajoogo caalam loo dacwoodo majiro, ee aan Ethiopia iska difaacno hadalka jilicsana aan iska deeyno .

Video Global Power

23/07/2024

iyo

Waxaa bulshada asal u ah in ay helaan dowlad maamusha noloshooda, kala hagta arimahooda, haddikale nolashu Waxa ay isku badaleysaa qalalaaso iyo fowdo uu qofka xoogga leh dulminayo qofka taagta daran.Bani-aadamka astaamihiisa waxaa ka mid ah in uu wax dulmiyo. Haddii la waayo maamul diida dulmiga, kana hortaga gardarrada abaal marinaya dambiilaha nolashu ma fiicnaaneyso.

Sidaa darteed bulshooyinka bani-aadamku waxaa ay isku raaceen tan iyo waqtigii horaba in uu mid iyaga ka mid ah u hago hagaajinta nidaamka, qofkaas halagu sheego boqor, amiir, hoggaan qabiil, Imaam, ama Khaliif

Diintteena Islaamka waxay u aqoonsantahay fikradda dowladnimada wax ka Madax banaan shakhsiga xaakimka ah dadka wax hogaaminaya uu amaano ku yahay xukunku inta ay hayaan xilka.
Fikirka dowladnimada waxuu ka Soo dhexbaxay shareecada Islaamka xeerarkii uu jideeyay kitaabka Qur'aanka iyo Sunnada nabiga (NNKH)

Qeexidda Dowladnimada
Dowladnimadu waa koox dad ah oo meel wada degan oo leh maamul.

Source: Ibnu Khaldun

Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday caalimkii weynaa ee diinta Islaamka Sheekh Cismaan Xiddig oo kamid ahaa Culumadda...
20/07/2024

Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday caalimkii weynaa ee diinta Islaamka Sheekh Cismaan Xiddig oo kamid ahaa Culumadda Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan

Alla u naxariisto Aamiin. Aamiin aamiin

Qashinka waa in aynu ka faa'iideysanaaqashinka ay Ethiopia dalkeenna ka qaado oo ay ka heshay $2MQashinka ayaa la warsha...
19/07/2024

Qashinka waa in aynu ka faa'iideysanaa
qashinka ay Ethiopia dalkeenna ka qaado oo ay ka heshay $2M

Qashinka ayaa la warshadeeyaa ka dibna waxaa Laga Soo saaraa noocyo ka laduwan oo alaab ah.

Somalia xilligaan lagoogo matahay xilligii ay ka faa'iideysanlaheyd kheyraadkeeda badda iyo barigaba?Aniga maya: sababto...
19/07/2024

Somalia xilligaan lagoogo matahay xilligii ay ka faa'iideysanlaheyd kheyraadkeeda badda iyo barigaba?

Aniga maya: sababtoo ah marxalada Somaliya hadda ku jirto ma'ahan mid ku haboon ka faa'iideysiga kheyraadkeeda .

Dalkeenu si madaxbanaan awood ugumalahan in kheyraadkiisa uu ka faa'iideysto, lkn mar hadii nogala faa'iideynayo oo dowlad kale nooga faa'iideyneyso dhibaatooyin badan ayaa ka dhalankara

Qodobada ugu muhiimsan oo uu hada dalkeenu diyaar ugu aheyn ka faa'iideysiga kheyraadkiisa waxaa ka mid ah

A. Sharing resource-ga caqabad ayaa ka jirta
B. Security issue.
C. Dhanka tacliinta ee kheyraadka iyo fahamka oo nagu yar.

F.G waxaa Jira dalal badan oo ay dhibaato u horseeday ka faa'iideysiga kheyraadkood.

Dalkeenu waxaa uu ubaahanyahay dib uheshisiin iyo amniga in la hagaajiyo ka hor ka faa'iideysiga kheyraadka dhulka hoostiisa.

18/07/2024


Warbixintii ugu dambeysay ee dhaqaalaha Somaliya
iyadoo la saadaaliyay in kobac uu noqon doono 3.7 boqolkiiba 2024 iyo 3.9 boqolkiiba 2025. , Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya (DFS) waxay sii waddaa ilaalinta xasilloonida maaliyadeed ee sal-ballaaran. Cadaadiskii sicir bararka ayaa sidoo kale hoos u dhacay, waxaana sabab u ah hoos u dhaca qiimaha cuntada, cimilada oo hagaagtay, iyo hoos u dhaca qiimaha badeecadaha adduunka. "Wax ka qabashada caqabadaha iyo khatarta cimilada waxay lama huraan u tahay kobac dhaqaale oo waara oo adkaysi leh," ayay tiri Kristina Svensson, maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya. "Waxaa jirta baahi degdeg ah oo loo qabo dowladda Soomaaliya si ay u taageerto kobaca joogtada ah iyo muddada fog, taasoo ku qotonta xasilloonida dhaqaalaha guud, dib-u-habaynta qaabdhismeedka ballaaran, iyo u adkeysiga muddada dheer ee isbeddelka cimilada ee heerka dhaqaalaha oo dhan." Kobaca guud waxa taageeray roobab wanaagsan sanadka 2023 kaas oo horseeday dib u soo kabashada qaybta beeraha oo ka xoog badan sidii la filayay. Sidoo kale, waaxda xooluhu waxay si degdeg ah u soo kabsatay, iyadoo dhoofka xooluhu uu aad u kordhay. XFS ayaa sidoo kale diwaangelisay kobac xooggan oo dakhliga gudaha ah, in kasta oo uu weli aad u hooseeyo si loo maalgeliyo kordhinta baahida kharashaadka. Intaa waxaa dheer, kor u kaca waxqabadka bangiyada Soomaaliya ayaa muujinaya kalsoonida sii kordheysa ee qaybta maaliyadda. Qeybta gaarka ah ee warbixintan cusub ee dhaqaalaha ayaa eegaysa sida ficilka cimiladu uu gacan uga geysan karo kicinta kobaca dhaqaalaha Soomaaliya. Warbixintu waxay ogaatay in Soomaaliya ay u baahan tahay inay ka hormarto saameynta masiibooyinka cimilada daran - maalgelinta adkeysiga iyo u diyaargarowga, halkii ay wax ku bixin lahayd gargaarka bini'aadantinimo inay sii wadato isticmaalka inta badan kaalmada dibadda. Tani waxay u baahan doontaa maalgelinta maaraynta khatarta musiibada, ilaalinta bulshada, iyo hab-nololeedyada miyiga oo adkeysi badan.

Source: World ๐ŸŒŽ Bank๐Ÿฆ
Dalkeenu waxaa uu leeyahay kheyraad farabadan oo unique ah, hadaba waxaa meesha ka baxday doorkii dowladda kaga aadanaa ka faa'iideydiga kheyraadkaaุŒ oo si kheyraadkaa looga faa'iideysto waa in la helaa dhowr qodob asaasi oo lagu gaari karo in kheyraadka Laga faa'iideysto si sare lowgu qaado habnololeedka bulshada.

1. xasilooni amni
2. Wadooyin hagaagsan
Ka dib ayaa Laga fakari karaa in kheyraad Laga faa'iideysto Dowladduna arintaa mahayso.

ุŒ #ุณู‚ุทุฑู‰ ๐ŸŒWaa jasiiradda ugu weyn dunida carabta oo kamid ah archipelago saddex jasiiradood oo kale oo yaryar oo soo raa...
17/07/2024

ุŒ #ุณู‚ุทุฑู‰ ๐ŸŒ
Waa jasiiradda ugu weyn dunida carabta oo kamid ah archipelago saddex jasiiradood oo kale oo yaryar oo soo raaca dalka yemen.
Deegaanka Socotra waa 3800 km2 (oo u dhiganta deegaanka boqortooyada Baxrain lix jeer) waxaana ku nool dad ku dhaw 100 kun.
Jasiirad Yemeni ah inkasta oo ay juquraafi ahaan u dhawdahay Soomaaliya oo ay u jirto (250Km) dhanka xeebta gobalka bari, waxaana la aaminsan yahay in ay ka go'day Afrika waqti.
Jasiiradda waxaa ku jira 800 oo nooc oo dhir ah, kuwaas oo saddex meelood oo dhalasho ah, oo aan laga helin meel kale oo adduunka ah. Sida walaal dhiig iyo caano sonkor ah.
- Jasiiradda waxaa ku jira noocyo shimbiro ah oo laga helo jasiiraddan oo kaliya.
Jasiiraddu waxay leedahay buuro gogol ah, dooxooyin gogol ah iyo ciid cad oo naadir ah oo xeebaheeda ku taal.
- Reer Socotra waxay ku hadlaan luuqad ay leeyihiin oo aanay cid kale fahmayn, waana luuqad aan qornayn.inkasta oo lawariyay in ay Af-somalina ku hadlaan.
Jasiiradda waxaa lagu qoray UNESCO World Heritage Sites sanadkii 2008.
- Magaalada Hadibu waa caasimada jasiirada Socotra waxayna leedahay garoon diyaaradeed iyo deked.
- Jasiiradda waxaa jira halyey da' ah oo sheegaya in Cabel bin Adam uu walaalkiis Abel ku dilay Socotri waxaana ka baxay dhigiisa geed dhiigga walaalaha layiraahdo.

Somaliyana waxaa ay ku andacooneysaa in ay leedahay Jasiiraddan Suqadra.

Yemen 370km ayeey ujirtaa Somaliyana 250 oo kaliya lkn waxaa maamula Yeman.

Adeeg Internet ๐Ÿ›œ oo xawaara sare leh ayaad ka heleysaa kaamil Data Services bisha oo dhan  $16.5 okaliya
17/07/2024

Adeeg Internet ๐Ÿ›œ oo xawaara sare leh ayaad ka heleysaa kaamil Data Services bisha oo dhan $16.5 okaliya

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252612327335

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aweis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aweis:

Share