16/01/2024
TRENDING NEW ARRIVAL ๐ฉ
Waxaan idiin keenay saacadaha caaqilka ah nuucyadii u danbeyay waliba lasoo xulay lana hubiyay tayadooda iyo life perfomance-gooda damanad leh sidoo kalana leh features-kii u danbeyay sida ChatGPT, double finger style iyo call, biyana aan galeeyn ayaad ka heleeysaa xaruuntena Muqdisho
X9 ultra price $35
HK Ultra 2. $45
DW89 with Sim $65
Nuuca DW89 waa moobile oo kale ah waxeyna leedahay appska mobileda oo aad sidaa rabto u isticmali karto soona dajisan karto, dabkoodana muddo ayuu ku haynaa.
Soo dhawaada suaashada noogu reeb qeybta Comment-ga.
๐ฉ Muqdisho, via Layberia. โ๏ธ 0615038822