15/08/2026
Shaarar Gacmo-Gaab Casual ah oo tayo sare leh ayaa kuu diyaar ah, macmiil ✨
Waxaan kuu haynaa shaarar gacmo-gaab ah oo leh naqshado qurux badan oo casri ah, iyo dhar raaxo leh. Waxaa laga heli karaa midabbo iyo nashqado kala duwan si aad u doorato kan kugu habboon. Waxay ku habboon yihiin socodka, dalxiiska, kulamada saaxiibbada, iyo isticmaalka maalinlaha ah.
Cabirrada la heli karo: S, M, L, XL & XXL.
📍 Trepiano, kasoo horjeedka Caasimada Coffee ama agagaarka Amaana Bank
📞 +252 610808060