08/02/2023
Asc
Dhamaan bulshada soomaaliyeed waxaan idinku soo dhaweynayaa boga Elmi Online Shopping oo aad si sahlan ugu dukaameysan kartid kana helidoontaan dhamaan agabka labiska Rag iyo Dumarba lehna tayo iyo qiima macquul ah.
Mahadsanidiin