Somalia women

Somalia women Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somalia women, Women's clothes shop, Mogadishu.

it is giving allah alone all kinds of 'ibadah' [worship] whether done in public or private in words and dead as well as denying 'ibadah' [whorship] to any other but allah ehoever that my be.

28/04/2024

โœ…โค๏ธ๐Ÿฅฐ

28/04/2024
12/03/2024

Wadaada somaliyed

31/08/2022

ุชุญุจ ู†ูุณูƒ๐Ÿ˜๐Ÿฅฐ

Send a message to learn more

Maalin kasta in aad qabatiidWaxa aad qaban kartid waa samaha guusha lagu garto๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช
11/05/2021

Maalin kasta in aad qabatiid
Waxa aad qaban kartid waa samaha guusha lagu garto๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† .Allaha u naxariisto . Proff AHMED MUMIN WARFAAGUDOMIYAHA JAMACADDA    OO MAANTA MAGAALADA MUQD...
24/03/2021

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† .

Allaha u naxariisto .
Proff AHMED MUMIN WARFAA

GUDOMIYAHA JAMACADDA OO MAANTA MAGAALADA MUQDISHU KUGEERIYOODAY ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

Wa geeri xanuun leh, qabriga allaha u waasiciyo janatul fardawsa alalha ku arzaaqo, gadashiisana allaha nama fidneeyo

WAXAAN AHAY PHD FADLAN ICAAWI??Inaga oo og waaqaca bulshadeena gaar ahaan dhalinta jaamacaddaha kasoo baxda caqabadda gu...
23/03/2021

WAXAAN AHAY PHD FADLAN ICAAWI??

Inaga oo og waaqaca bulshadeena gaar ahaan dhalinta jaamacaddaha kasoo baxda caqabadda guud ee haysta gaar ahaan shaqo la'aanta, waxaan isku daynay inaan ku muujino sawir gudbin kara fariinta aan ula jeedno mid kal balaadhan!

Tani waa tusaale laga dhaxli/dhaxlay qabyaaladda, qaraabokiilka, eexda iyo garabayshanka marka qofka aqoonta u le shaqo ama xirfad booskiisa mid aan xaq u lahayn lagu buuxiyo!

Fiiri gaara: Halka PHD waxa laga wadaa waxaan ahay jaamici.

Maanta waxa suurto gashay in uu qaato tallaalka COVID-19 (Oxford AstraZeneca Vaccine) 1st dose, DR   guled.Waxaan u maha...
18/03/2021

Maanta waxa suurto gashay in uu qaato tallaalka COVID-19 (Oxford AstraZeneca Vaccine) 1st dose, DR guled.

Waxaan u mahadcelinayaa Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyo heyadihi ka kaalmeeyay helida tallaalka.

Allaha caafimaad ha ugu daro.


Tusaale fcn Dr Fawziya Abikar Haji ayaa noqotay tusaale ku dayasho mudan, Maami Sharaf iyo karaamo ayaa ku heynaa allaha...
18/03/2021

Tusaale fcn
Dr Fawziya Abikar Haji ayaa noqotay tusaale ku dayasho mudan, Maami Sharaf iyo karaamo ayaa ku heynaa allaha kaa dhigo caafimaad aad ku naalooto .
Bulshda in ay qaadataa rajynaa I.a.

aan qadano ayaa rajynaa.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia women posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share