Xariiro outfit

Xariiro outfit ARAGTIDA GUUD EE XARIIRO OUTFIT (OVERVIEW):
Xariiro Outfit waa shirkad ganacsi oo iibisa si jumo iyo Kasbashada kalsoonida howl wadeenadeena.

HIMILADA (VISION):
*Himilada xariiro waa kasbashada qanaacada iyo kalsoonida macaamisheeda, aydoo u maraysa helidda alaabaha ku haboon daruufaha qofka ee qaaska ah, soona mujinaysa quruxdiisii qarsoneed, sidoo kale waxay u xaqiijineysaa bulshada keenidda hadba moodalada dunida ku cusub, ganacsiguna waa kasbashada kalsonida dadka. HOWLGALKA (MISSION)
* Xariiro waxay ku dadaalaysaa ilaalinta qanaaca

da kalyantiga, wax kasto oo kalyantiga aan u keeneyno waxay noqon donaan wax laga run shegay lana ilaaliyay tayadooda, waxaana markasta xoogga saari doonaa keenidda waxa ay danaynayaan kalyantigeena, waxaana u shaqayn doona howl wadeeno lootababaray muhiimadda uu leyahay kalyantiga, una diyaarsan siday u qancin lahaayeen. AHDAAFTA (GOALS)
1- Noqoshada shirkadda kowaad ee ugu fican uguna sumcadda badan wadanka;
2- Noqoshada mesha kowaad ee laga soo raadiyo agab qurux iyo tayo leh iyo qiima macquul ah;
3- Kasbashada kalsoonida bulshada somaliyeed;
4- Shaqa u abuuridda dhalin yarada somaliyeed;
5- Kasbashada kalsoonida howl wadeenadeena. ADEEGYADA( OUR SERVICE):
1- Dharka ragga
2- Dharka dumarka
3- Dharka caruurta iyo agabyada ay ku ciyaraan
4- waxyaabaha la isku qurxiyo
5- Kabaha iyo suumanka
6- Sacadaha, faraantiyada, julariga iyo okiyaalayaasha.
7- Iyo dhamaan waxii uu qof xirto. WAX IIBINTA AAN GAARKA LA NAHAY (USP). Qadarinta kalyantigeena
Ku daadaalida kasbashada kalsoonida kalyantigeena
Ka run sheegidda tayada alaabta aan iibineeno. Ku iibinta badecadaheena sicir macquul ah. Keenida wax yaalaha ay danenayaan kalyantigeena
Ka fakarida wax kasto oo soo mujinaya quruxda kalyantigeena
TAYADA SHAQAALAHA IYO MAAMULKA
Xariiro waxaa ka hool gala maamuli iyo shaqaale loo taba baray qadarinta iyo kasbashada kalyantigooda, lehana dooq aad u sareya, kana fakara had iyo goor waxa soo mujin kara quruxda kalyantigooda, waxayna farxadooda ka dhax arkaan farxada kalyantigooda, hadafka ugu wayn ay u shaqeynayaana waa kasbashada kalsoonida kalyantigooda.

Jumca mubarak
05/01/2023

Jumca mubarak

 ,kullu caam wa antum bi-khayr. Waxaan hambalyada maalinta farxadda leh ee ciid al-adxa al-mubaarak hawada u marinaynaa ...
08/07/2022

,kullu caam wa antum bi-khayr. Waxaan hambalyada maalinta farxadda leh ee ciid al-adxa al-mubaarak hawada u marinaynaa dhamaan umadaha muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba. Sannadka sannadkiisa ilaahay haynagu gaarsiiyo caafimaad, nabad, horumar iyo farxad. Dhamaan ku ciida farxad iyo raynrayn.
.
.

  waxaan farxada la wadaageenaa munaasabada ciida fidriga awogeed Macaamiisheena iyo umada somaliyeed, waxaan nilenahay ...
01/05/2022

waxaan farxada la wadaageenaa munaasabada ciida fidriga awogeed Macaamiisheena iyo umada somaliyeed, waxaan nilenahay sanadkaan sanadkiisa ku gaara cafaad iyo cibaado suuban.
.
.
.

Dalab cusub ayaan kuu kenay macaamiil Naga soo wac 0618379955
13/01/2022

Dalab cusub ayaan kuu kenay macaamiil Naga soo wac 0618379955

Dhawaan ayaad helaysaa waa bumoyin dun ah oo quality badan
30/11/2021

Dhawaan ayaad helaysaa waa bumoyin dun ah oo quality badan

Dadka qaar marka ay wax gadanayaan waxay ka firiyaan qiimaha oo waxay gataan waxii raqiis ah, dadna waxay ka firiyaan ta...
27/09/2021

Dadka qaar marka ay wax gadanayaan waxay ka firiyaan qiimaha oo waxay gataan waxii raqiis ah, dadna waxay ka firiyaan tayada uu leyahay shayga uu gadanayo.
Macaamiil adigu maxaad wax Ku gataa??.
Tayada iyo bareeska kebaa kuu muhiim san?

.

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 10:00
Tuesday 07:00 - 10:00
Wednesday 07:00 - 10:00
Thursday 07:00 - 10:00
Friday 02:00 - 10:00
Saturday 07:00 - 10:00
Sunday 07:00 - 10:00

Telephone

+252618379955

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xariiro outfit posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xariiro outfit:

Share