18/11/2021
Dhamaan midowga asharaaf waxaa maanta shir wada tashi ufadhiisteen magaalo madahda dowlad gobaleedka koon furgalbeed ee somali waxaana isku raaceen iney garab istaagaan madaha weynixii xore ee koonfur galbeed somalia mudane shariif xasan sheekh aadan in garab lagu siiyo xilka xildhibaan nimo ee beesha asharaaf xasan