Abdunasir INA Moha

Abdunasir INA Moha Raaxada nolosha waa ku dhaqan diinteena

27/09/2024

Hawshu way kacsan tahay ila dhagayso

Hadaan hami yeelan lahaynHawlaha isku kaashan lahaynHamiyada aan wada dhisan lahaynHalkaa maanta maanan joognaynHadaan w...
26/09/2024

Hadaan hami yeelan lahayn
Hawlaha isku kaashan lahayn
Hamiyada aan wada dhisan lahayn
Halkaa maanta maanan joognayn
Hadaan wada dhalasho eegin
Hadaanan is raacin maanta
Hadaanan shisheeyahay diidin
Halaag baa noogu xigee
War hooy maanta aan qabano
Waa talee hawsheena gaara
Himilo ka dhalino nafteena
War hooy maanta aan is gaarno
Dhalinyarooy hagaaga oo
Hamiyada dhaqaajiya oo
U halgamo naftiinoo
Dhulka ha inaga dhigana
Halboowlaha dalkaa nahee
Hawlaha qabsado kaca

Dadkeygow hagaagooHamiyeesha oo kaca Heerkaan maanta joogniyoHawsha maanta noo taalaWaa hubaal in ay tahay Arrin lama hu...
11/09/2024

Dadkeygow hagaagoo
Hamiyeesha oo kaca
Heerkaan maanta joogniyo
Hawsha maanta noo taala
Waa hubaal in ay tahay
Arrin lama huraan oo
Wax hagaya ay jirin
Hubbaan haysanayo
lagu halaagay umadoo
Hadal layskaga dhigay
Hadaf baan la haayo
Hamigaygu muu hadhin
Aaway hogaamiyaashii
Hadal nagu qancinaayay
Maxay maanta hayaan
Hawlihiina ma intaa baa
Mise wax baan idiin hadhay
Mise hanti urursi baa
Lagu heshiiyay oo dhiman
Mise hawl aan qanacnoo
Hamilo aan ka gaadhnaa
Ilaa wali inoo hadhay

24/08/2023
24/08/2023

Faa'iidada waad dareemi kartaa please follow and like

Intuu muslimka ciyaaraaya anaa anii iyo yurubka waa is daynay hambalyo
06/12/2022

Intuu muslimka ciyaaraaya anaa anii iyo yurubka waa is daynay hambalyo

Sheeko khaas idin hayaa asxaabteyda
04/12/2022

Sheeko khaas idin hayaa asxaabteyda

08/04/2021
04/04/2021

Address

Mogadishu

Telephone

+251953953057

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdunasir INA Moha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdunasir INA Moha:

Share