16/02/2026
Dalab.com waa shirkad online ah oo ka diiwaangashan Muqdisho, kuna shaqeysa iibinta alaabo kala duwan gaar ahaan kabaha iyo agabka kale ee muhiimka ah. Shirkaddu waxay ku jirtaa ballaarin, sidaas darteed waxaan raadineynaa shaqaale cusub oo ku soo biira kooxdeena.
🔹 Booska Shaqada:
Sales & Marketing Officer
🔹 Tirada Boosaska:
2 Boos
🔹 Nooca Shaqada:
Full-time
📝 SHURUUDDAHA LAGA RABO CODSADAHA:
* Bachelor ama Diploma ku saabsan Marketing, Business Administration ama wax la xiriira
* Ugu yaraan 1 sano khibrad iibka ama suuqgeynta
* Xirfad wada hadal iyo la macaamil macaamiil
* Awood ku shaqeyn kara targets iyo nidaam iib
* Degan Muqdisho
* Daacadnimo, waqtiga ilaalin iyo masuuliyad
🎯 WAAJIBAADKA SHAQADA:
* Kor u qaadista iibka Dalab.com
* Soo helidda macaamiil cusub
* Maareynta dalabyada iyo la socodka macaamiisha
* Sameynta xayeysiin iyo suuqgeyn online iyo offline
* Ka shaqeynta kobcinta sumcadda shirkadda
📅 Deadline:
20 February 2026
📩 SIDEE LOO CODSADAA?
Fadlan ku soo dir CV-gaaga:
📱 WhatsApp ama wac: 614665526
📧 Gmail: [email protected]
Fadlan ku qor Subject-ka email-ka:
“Application – Sales & Marketing”
Kaliya dadka la soo xusho ayaa lala soo xiriiri doonaa.
Dalab.com
“Adeeg Degdeg ah, Kalsooni leh”
Muqdisho – Soomaaliya
Howl wadag district