Bidhan-Qurux Online Store

Bidhan-Qurux Online Store BIDHAN-QURUX ONLINE STORE

Assalamu Caleykum Bismi'llah Ogeysiis Dhamaan Bulshada Somaaliyeed waxaan ogeysiineynaa gaar ahaan Bulshada ku dhaqan Mu...
03/07/2023

Assalamu Caleykum

Bismi'llah

Ogeysiis

Dhamaan Bulshada Somaaliyeed waxaan ogeysiineynaa gaar ahaan Bulshada ku dhaqan Muqdisho iyo Nawaaxigeeda In aan idiin furnay pagekaan Bidhan-Qurux Online Store Kaas oo Aan ugu talagalnay Inaan Ugu Shaqeyno Qurxinta Hablaha Soomaaliyeed Iyo Caruurta Yaryar

Waxaan kaloo ushaeyndoona dhamaan Bulshada Somaaliyeed ee kunool gobolda dalka waxaan diyaar unahay inaan baahiyihiina dhanka dharka idinka Haqabtirno 🇸🇴🇸🇴

Waxaan Halkaan Ku Iibindoonaa Dharka Habalaha Fashion last Model dresses iyo Children Dresses last model

Waxaa idiin Soo dhoweyndoona Maamulaha Pageka Mohamed Sa'id Juujuule oo Mudo Dhowr iyo 10sanno Qibrad uleh Dharka Dumarka Iyo Kuwa Caruurta

Walaalyaal Fallow iyo Share Nasoo Dhaha

"Mahadsanidiin"



Address

Mogadishu Mall Street
Mogadishu
00000

Opening Hours

Monday 09:00 - 19:00
Tuesday 09:00 - 19:00
Wednesday 01:00 - 19:00
Thursday 09:00 - 19:00
Saturday 09:00 - 19:00
Sunday 09:00 - 19:00

Telephone

+252616147217

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bidhan-Qurux Online Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share