Boqorada Xalisada Jacaylka

Boqorada Xalisada Jacaylka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Boqorada Xalisada Jacaylka, Women's clothes shop, Mogadishu.

Haa ama may
29/08/2021

Haa ama may

Somlia ahaan calankas waxa iskale Somalia qaasatan man uqulqadan dona cidi isku daydo ineey hoos udhogto waayo waa shara...
30/01/2021

Somlia ahaan calankas waxa iskale Somalia qaasatan man uqulqadan dona cidi isku daydo ineey hoos udhogto waayo waa sharafta somlia iyo sumcadeeda somlia cadawked cagta hosted inshaaalah guul💪💪💪💪💪xilkasta ❤❤❤👍👍👍👍

Somlia waa libax lkn dad ayaa jacel ineey labax bisad ka dhigan lkn madhaceeyso
21/01/2021

Somlia waa libax lkn dad ayaa jacel ineey labax bisad ka dhigan lkn madhaceeyso

Nolasha waa qofkaad isfahantan 🤼‍♂️waa nasib wanag 🌹🌹hadi aad haysato lamano ku jecel kaan fikiro xili Walbo adn xanaane...
01/10/2020

Nolasha waa qofkaad isfahantan 🤼‍♂️waa nasib wanag 🌹🌹hadi aad haysato lamano ku jecel kaan fikiro xili Walbo adn xanaaney ama qadari jacelkag lamanahag saxibkag 🖐🖐waa fududahay sida uu jacelka kugu galo😭😭😭 lkn waa adagtahy si aad ku hesho qof dacad ku ah kuna jecel 🤼‍♂️🤼‍♂️❤❤❤❤❤

Nolasha mararka qaar waa nacda lkn adunyad laisuma dhiibo waayo nolasha waa nocya badan tahay shalay hadaad murug saneed...
04/09/2020

Nolasha mararka qaar waa nacda lkn adunyad laisuma dhiibo waayo nolasha waa nocya badan tahay shalay hadaad murug saneed beegso nasiibkag si aad manta ufaraxda

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqorada Xalisada Jacaylka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share