13/09/2024
Inalilah wa ina ilayhi raajicun
Allaha unaxariisto ugaas Abdulahi ugaas xaashi ugaas faracade oo ku geeriyooday dalka Saudi Arabia gaar ahaan makka.
Waxaan uga tacsiyena qoysikisa iyo beesha ugaaska u ahaa karanle iyo umada soomaliyeed.
Qabrigisa allaha u wasiciyo, sualaha qabriga alaha u fududeyo, gadashiisna alle nama fidneeyo.