01/07/2026
πΈπ΄ HAMBALYO 1-DA LUULIYO πΈπ΄
Anagoo ah Beecsan Online, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, oo ah maalinta taariikhiga ah ee xorriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed.
Waxaan Alle uga baryeynaa dalkeenna iyo dadkeenna nabad waarta, horumar joogto ah, iyo midnimo adag.
1-da Luulyo waa maalin ina xusuusinaysa halgankii geesiyaasha Soomaaliyeed iyo qiimaha ay leedahay wadajirka ummaddu.
Hambalyo Maalinta Qaranka Soomaaliyeed! πΈπ΄π
π Nala Soo Xiriir: +252 61 440 8588
π Beecsan Online
Waxaan kuu soo dhoweynaynaa adeeg hufan, tayo leh, iyo kalsooni aad ku wax iibsan karto.