Rayan Dacwa

Rayan Dacwa Ku soo dhawoow Rayan Dacwa Halkaan waxaad ka heli doontaa xusuusinno diini ah iyo talooyin ku saabsan sida nolosha Alle lagu raalli geliyo. Fasion & Design

Subscribe si uu kugu kordho iimaankaaga oo nagu soo biir safarkan ku jihaysan Jannada, Insha’Allah.

25/10/2025

🎥 Sheekh Mustafe – Muxaadaro Qiimo Badan: Qiimaha Nolosha (Qaybta 1aad)
Muxaadaro aad u faa’iido badan oo ka hadleysa sida qofka Muslimka ah uu u fahmi karo qiimaha nolosha iyo sababta ay muhiim u tahay in waqtiga iyo nafta si wanaagsan loo isticmaalo.

Daawo qaybtaan si aad u fahanto fariin qoto dheer oo ku saabsan nolosha, diinta, iyo mahadnaqa nimcada Alle.
👉 La wadaag si ay dadka kalena uga faa’iideystaan.

Address

Hodan
Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rayan Dacwa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rayan Dacwa:

Share