Deera fabric

Deera fabric DEERA KA DOONO

06/02/2024

deera fabrics waa tukaan aad kawada heli karto dhammaan
bahiyahaaga dhar ee dumarka waxa uuna kuyaalaa interlocka
xaaji basto ama luuqa beydan.
kala xariir 0610999927

10/01/2024

Deera fabric ayaad kaheleysaan dhar xariir qurux badan nagusoo booqo xarunteena taleh luuqa danbe ee hayat mall ama nagasoo wac #610999927

Sodhawada macmiil

21/12/2023

Nasra abtidoon ooka marqaati kacday dharka
Dunta macaan leh ee deera dhexyaala iskuguna
Jira kuwa waaraadka iyo kuwa diyaarsan.

โ˜Ž๏ธ Whatsapp 0610999927
Location: Interlocka xaaji baasto

20/12/2023

Kaalay nala soo booqo hoyga xaragada
dumarka ee deera fabrics.

๐‘๐€๐†๐Ž๐Ž๐– ๐ˆ๐๐“๐ˆ ๐€๐€๐ƒ ๐€๐ƒ๐ˆ๐†๐Ž๐Ž ๐…๐€๐‘๐€๐Œ๐€๐‘๐€๐ ๐—๐€๐…๐€๐ƒ๐€ ๐€๐€๐ƒ๐ˆ ๐‹๐„๐‡๐„๐˜๐ƒ ๐Š๐€๐€๐‹๐€๐˜ ๐ƒ๐„๐„๐‘๐€ ๐‡๐€๐ƒ๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐—๐€๐€๐‰๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐€ ๐Š๐€๐’๐ˆ๐ˆ ๐๐€๐๐’๐Ž๐‡๐Ÿฅฐ

Whatsapp 0610999927

26/11/2023

Maka heshay?

Abaayadahaan aadka u shidshidan ma adiyaa soo doonanaa oo dependent women maa tahay mise sxbkaa uuun baad sugeysaa inuu kuu soo hadiyeeeyo๐Ÿฅฐ๐Ÿค—

Xarunta taleex luuqa beydan agโ€™agaarka aboosto
Whatsapp 0610999927

10/11/2023

Qiimo dhimista dharka waaraadka ah 20% OFF

Horta adigu cabirkee qaadataa gabareey
Mise sida daโ€™da ayaad u qarineysaaan๐Ÿ˜€

10/11/2023

๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ% ๐—ฎ๐—ต๐Ÿฅฐ
๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐›๐š ๐ฐ๐š๐š ๐๐ก๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฌ๐กo๐ฐ ๐ฆ๐š ๐ข๐ฅ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ž๐ž๐ง!

Cadeey adigoon is qarineyn horta cabirkee
ka xirataa cabaayadaha๐Ÿ˜€

10 ka bisha illaa 18 da bisha Novembar



๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ% ๐—ฎ๐—ต๐ŸฅฐBilicda iyo nuurka kaa muuqanaya innaba caadi maaha marka aad xirato dhar dun macaan oo midabkaaga s...
10/11/2023

๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ% ๐—ฎ๐—ต๐Ÿฅฐ

Bilicda iyo nuurka kaa muuqanaya innaba caadi maaha marka aad xirato dhar dun macaan oo midabkaaga soo saaraya.

๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐›๐š ๐ฐ๐š๐š ๐๐ก๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ฐ ๐ฆ๐š ๐ข๐ฅ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ž๐ž๐ง!

Hablo ka faaโ€™ideysta qiimo dhimistaan socon doonto
10 ka bisha illaa 18 da bisha Novembar



Bilicda iyo nuurka kaa muuqanaya innaba caadi maaha marka aad xirato dhar dun macaan oo midabkaaga soo saaraya.Quruxduba...
01/11/2023

Bilicda iyo nuurka kaa muuqanaya innaba caadi maaha marka aad xirato dhar dun macaan oo midabkaaga soo saaraya.

Quruxduba waa dharka shaw ma ila aragteen!



01/11/2023

Deera fabrics oo lagu dhex arkay dhar ay gabdhaha xaragada jecel raadin jireen.



09/10/2023

Address

Taleex Luuqa Beydan Ag Agaarka Xaaji Baasto
Mogadishu
252

Telephone

+252610999927

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deera fabric posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deera fabric:

Share