05/01/2025
ShabetiShabeti Tailor waxaad ka helaysa dhar Tolmo oo tayo sare leh sida Suits ka, Safariyada, Shaarar ka, Khamiisyada iyo dhamaan nooc walba oo tolmo ah.Waxaa laguugu tolayaa design-adii ugu dambeeyay sidoo kale design walba oo aad la timaado waa laguugu tolayaa. Location:Mogadishu Shaqalaha Via Laiberia wuxuu dhinaca ku hayaa maqayada Sanca. Nagala soo xidhiidh Taleefanada kala ah: +252 612899933 / +252 622899933 Mahadsanidiin