Somaya Haji

Somaya Haji Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somaya Haji, Fashion Designer, Mogadishu.

Waxaan gaadhay 200 la socdayaal! Waad ku mahadsantahay taageeradaada joogtada ah. Mid kasta oo idinkamid ah la'aantiis m...
02/10/2023

Waxaan gaadhay 200 la socdayaal! Waad ku mahadsantahay taageeradaada joogtada ah. Mid kasta oo idinkamid ah la'aantiis maan sameyn kari lahayn. 🙏🤗🎉

27/07/2023

Ninki haminaayo hogaanka

naftayda hankiisu hadhaafo

hablaha dunida oo dhan.

Jimco mubarek

Somaya Haji 🇸🇴

Qiso aad umacan taabanaysa  qalbi damiir leh uhilow san rabiged misena qoral lagusokobi karin    Qisadan waxayna dhex ma...
25/05/2020

Qiso aad umacan taabanaysa qalbi damiir leh uhilow san rabiged misena qoral lagusokobi karin

Qisadan waxayna dhex martay gabar iyo wiil dhalin yara

Waxuu sogalay isbitalka waxoona arkay gabar misena aad uqu rux badan taasoo taala isbitalka waxoo usoojileecay gabadhii waxoona usoocararay xageeda oona usoo orday dhankii ay kajirtay gadhabii taalay isbitalka

Waxoo soosocdaba waxoo soogaray dhankii aykajirtay gadhabii taalay isbitalka

Markaas ayuu ku yiri maxa kuheley oo kugudhacay oo kudhigay Halkaan lana onaysaa

markaas ayey kujawaabtay madoneysa waxa igudhacay misena idhigay halkaan

Markaas ayuu kuyiri Haaa ee iisheek si aan kuu caawiyo

Markaas ayey kudhahday gabadhi waxa ihaya xanun taasoo aan laitaal xumahay aad na ujeedid kuna araktid indhahaada

Markaas ayu kujawabay wilkii subxana allah waxaad hesataa allhe kucaafiya miyaadan dhihi karin inaa tiraahdo rabiyo icaafi

Markaas ayey kujawaabtay ma awoodi

Markaas ayuu wiilkii cabsaday oogariirey oo yiri subxana allah sidee u awoodi waysey iisheek

Markaas ayay kujawaabtay gabadhii anigoo insaan misena daciif ah laga abuuray dhoobo aaan uqaadan waayey hadalka rabigey halka rabigii I abuurtay markaan iri rabiyo icaafi

aqbalay hadalkeeyga taas ayan la oynayaa ola tiraan yoonayaa lana wal walayaaa mantaa

Markaas ayuu kujawaabaay wiilkii إن الله على كل شيء قدير
ٌإِنَ الله غَفُوْر رَحِيْم
صدق الله العظيم

Address

Mogadishu
0617330800

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaya Haji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share