Labis Classic Tailor

Labis Classic Tailor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Labis Classic Tailor, Men's clothes shop, Afsrta darjiin, yaanqshiid, mogadishu, Mogadishu.

Ciid mubaarak dhamaan umada somaaliyeed Waxaan idinkugu hambalyeenaynaa curushada bisha shawaal .Kullu caam waa antum bi...
19/03/2026

Ciid mubaarak dhamaan umada somaaliyeed
Waxaan idinkugu hambalyeenaynaa curushada bisha shawaal .

Kullu caam waa antum bilkheyr .
Labis Classic Tailor

Ramadaan wanaagsan dhamaan umada islaamka ah si qaas ah dadyoowga soomaaliyeed .Labis Classic Tailor hooyga qurxinta rag...
22/02/2026

Ramadaan wanaagsan dhamaan umada islaamka ah si qaas ah dadyoowga soomaaliyeed .
Labis Classic Tailor hooyga qurxinta raga soomaaliyeed inoogu kaalay toliin toosan oo tacadi uu kadheryahay tabashana uusan ka imaaneyn .

Inagala soo xariir telephon number 611544447

19/02/2026

Labis Classic Tailor hooyga qurxinta raga soomaaliyeed .
Nagala soo xariir 611544447
Tolmo qurxoon oo tacadi uu ka dheeryahay noogu imaaw .

Ramadaan wanaagsan umad waynaha islaamka ah si qaas ah umadda  soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeeynayaa curashada b...
17/02/2026

Ramadaan wanaagsan umad waynaha islaamka ah si qaas ah umadda soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeeynayaa curashada bisha barakeesan ee ramadaan .

Allahana inaga dhigo kuwii qayrkeeda ka faaideeysta .

(Follow/like).
Call 611544447 .

29/11/2025

Labis Classic Tailor oo agab sports uiibisay kooxda kubada cagta ee ocean starts oo kadhisan degmada kaaraan.

Labis classic tailor waxay mar walba utaagantahay taagerida dhalinta soomaaliyeed .

Ugu dambeyn maamulaha shirkada oo hambalyo iyo bogaadin udiray teamka qaybihisa kala duwan oo hadlaayo waa kan๐Ÿ‘‡

Labis classic tailor lasaaxiib oo follow dheh.

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu direynaa hadaan nahay team labis classic tailor Mohamed Abdi Shakur  oo difaacd...
29/08/2025

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu direynaa hadaan nahay team labis classic tailor Mohamed Abdi Shakur oo difaacday buugiisa qalin jabinta waxaan leenahay koroo kaalin gal .

Hambalyo hambalyo millions jeer .

Labis Classic Tailor follow/ like

Mid kamid ah macaamisheena oo dhaayihiisa laga dareemaayo ladnaan iyo qanaaco 100% ah.Adna kaalay saxiibkaagana soo wad ...
26/07/2025

Mid kamid ah macaamisheena oo dhaayihiisa laga dareemaayo ladnaan iyo qanaaco 100% ah.
Adna kaalay saxiibkaagana soo wad si labiskiina uu uqurux badnaado.

Labis Classic Tailor Follow/like

Ciid wanaagsan dhamaan umada islaamka ah qaas ahaan  soomaliyeed si gaar ah macaamisheena Labis Classic Tailor  Waxaan i...
05/06/2025

Ciid wanaagsan dhamaan umada islaamka ah qaas ahaan soomaliyeed si gaar ah macaamisheena Labis Classic Tailor
Waxaan idinkugu hambalyeynaynaa maalinta 1aad ee ciidul adxaa.

Kulu caam wa antum bilkheyrโค๏ธ

Kaalay naga tolo qamiiskaga ciida siaad dadka ugu dhex muuqatid โค๏ธ๐Ÿฅฐ.Nagala soo xariir 611544447
29/05/2025

Kaalay naga tolo qamiiskaga ciida siaad dadka ugu dhex muuqatid โค๏ธ๐Ÿฅฐ.

Nagala soo xariir 611544447

๐™ผ๐šŠ๐šŒ๐šŠ๐šŠ๐š–๐š’๐š’๐š• ๐š ๐šŠ๐šก๐šŠ๐šŠ๐š— ๐š”๐šž๐šž ๐š‘๐šŽ๐šข๐š—๐šŠ๐šŠ ๐š๐š‘๐šŠ๐š› ๐šŠ๐šŠ๐š u ๐š๐šŠ๐šข๐šŠ ๐šœ๐šŠ๐š›๐šŽ๐šŽ๐šข๐šŠ ๐š˜๐š˜ ๐™ฒ๐š˜๐š๐š๐š˜๐š— ๐šŠ๐š‘, ๐šš๐šŠ๐š‹๐š˜๐š  ๐š˜๐š˜ ๐šš๐šž๐š›๐šž๐šก ๐š‹๐šŠ๐š๐šŠ๐š—.Nagu soo booqo xarunteena, Isgoys...
21/05/2025

๐™ผ๐šŠ๐šŒ๐šŠ๐šŠ๐š–๐š’๐š’๐š• ๐š ๐šŠ๐šก๐šŠ๐šŠ๐š— ๐š”๐šž๐šž ๐š‘๐šŽ๐šข๐š—๐šŠ๐šŠ ๐š๐š‘๐šŠ๐š› ๐šŠ๐šŠ๐š u ๐š๐šŠ๐šข๐šŠ ๐šœ๐šŠ๐š›๐šŽ๐šŽ๐šข๐šŠ ๐š˜๐š˜ ๐™ฒ๐š˜๐š๐š๐š˜๐š— ๐šŠ๐š‘, ๐šš๐šŠ๐š‹๐š˜๐š  ๐š˜๐š˜ ๐šš๐šž๐š›๐šž๐šก ๐š‹๐šŠ๐š๐šŠ๐š—.

Nagu soo booqo xarunteena, Isgoyska Darjiinka.
๐šƒ๐šŽ๐š•: ๐Ÿถ๐Ÿผ๐Ÿท๐Ÿท-๐Ÿป๐Ÿบ๐Ÿบ๐Ÿบ๐Ÿบ๐Ÿผ ๐šŠ๐š–๐šŠ ๐Ÿถ๐Ÿผ๐Ÿท๐Ÿท-๐Ÿป๐Ÿบ๐Ÿบ๐Ÿบ๐Ÿบ๐Ÿฝ

Labis Classic Tailor follow/like

๐™‡๐™–๐™—๐™ž๐™จ ๐˜พ๐™ก๐™–๐™จ๐™จ๐™ž๐™˜ ๐™๐™–๐™ž๐™ก๐™ค๐™งWar farxad u ah dhammaan bahda qalin jabiyaasha jaamacadaha.Ardayda Soomaaliyeed ayaa helaya fursad ...
19/05/2025

๐™‡๐™–๐™—๐™ž๐™จ ๐˜พ๐™ก๐™–๐™จ๐™จ๐™ž๐™˜ ๐™๐™–๐™ž๐™ก๐™ค๐™ง
War farxad u ah dhammaan bahda qalin jabiyaasha jaamacadaha.
Ardayda Soomaaliyeed ayaa helaya fursad ey kaga faa'iideysanayaan offer Q๐˜ช๐˜ช๐˜ฎ๐˜ข-๐˜ฅ๐˜ฉ๐˜ช๐˜ฎ๐˜ช๐˜ด ey si gaar ah u helayaan.
Nagu soo booqo xarunteena, Isgoyska Darjiinka.
๐šƒ๐šŽ๐š•: ๐Ÿถ๐Ÿผ๐Ÿท๐Ÿท-๐Ÿป๐Ÿบ๐Ÿบ๐Ÿบ๐Ÿบ๐Ÿฝ

Labis Classic Tailor follow &like

Siaan usoo saarno stylkaaga naga tolo futashaari Vip ah kaas oo cabirkiisa noqon doono mid aad ku qanacdid.Hadaba nagala...
17/05/2025

Siaan usoo saarno stylkaaga naga tolo futashaari Vip ah kaas oo cabirkiisa noqon doono mid aad ku qanacdid.

Hadaba nagala soo xariir 611544447 ama nagu soo booqo xarunteena oo kutaala isgooska jardiinka.

Mahadsanidiin.

Labis Classic Tailor follow/like

Address

Afsrta Darjiin, Yaanqshiid, Mogadishu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Labis Classic Tailor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share