26/07/2017
Vaafrica Som. Waxay dhalinyarada soomaaliyeed siiba gabdhaha ka haqabtiraysaa boorsooyinka xaragada iyo kabahooda oo wada socda. Iyo qiimo jaban oo macquul.
Safarkii uguhoreeyay ee alaabtaan ayaa shalay soo gaaray magaalada muqdisho. Waxaii faah faahin ah fadlan laxariir numberkaan . 0612858071.