Umeyma Online

Umeyma Online online

Umeyma Online waxaad ka heleysaa Dharka iyo alaabta shoobinka waxaadna ku heleysaa dag dagsiimo goobtaada shaqo ama xaafadaada adigoo joogo ayaa laguu keenayaaa i.a

25/06/2025
23/04/2025

kasoo dalbo nambarkan 0612918129

الحمدلله
19/02/2023

الحمدلله

03/01/2023

ALLHAMDULILLAAH

Rabi ayadaan wuxuu noogu shegay inuu umadaha ku halaago dambiyadooda darteed.Kuwo Waxaa Allaah kuhalaagay dabayl,kuwana ...
17/09/2022

Rabi ayadaan wuxuu noogu shegay inuu umadaha ku halaago dambiyadooda darteed.

Kuwo Waxaa Allaah kuhalaagay dabayl,kuwana Qaylo,kuwo dhulkaa Allah lajray.kuwkalena biyuu ku qarqiyay.
Allaah madulmin umadahaas uu halaagay,ee waxay ahayeen Kuwo dulmiyay naftooda..

Soomaali ilahay ma dulmin,ee ayagaa isdulmiyay,sidaas o ay tahay Allaah wuu noo naxariistay oo namawada halaagin.

Lakin waxa nagu dhacaya oo dhan sida ,dagaalada dhexdeenaa, dhibkooda iyo maamulada xun ee Allaah nagusaliday waa danuubteenii. Waa Ciqaab aan galabsanay.

Xaalka aan kusugnahay waxaan uga bixi karnaa in aan Allaha u towbadkeeno xaalkeenana Wax kabadalno..

Rabiyoow nosoo celi diinkaaga xalkeenana Rabiyoow dhan ka fiican noogu badal.
Rabiyoow towbada naga aqbal..
Amiin Amiin

11/08/2022
Allah subxanahu watacala waxa uu ka hadlay Nabi muxamed صلي الله عليه وسلمMarki la dulmiyay ayu nabiga daremay murugu aa...
17/02/2022

Allah subxanahu watacala waxa uu ka hadlay Nabi muxamed صلي الله عليه وسلم
Marki la dulmiyay ayu nabiga daremay murugu aad u badan kedibna magalada iskaga baxay Allah ayaa ku yiri:
وَلَقَدْ نَعْلَمُ أَنَّكَ يَضِيقُ صَدْرُكَ بِمَا يَقُولُونَ.
Wan ognahay in labtadu dhibeyso waxa ay ku leyihiin.

Markle ayaa Allah ku yiri:
قَدْ نَعْلَمُ إِنَّهُ لَيَحْزُنُكَ الَّذِي يَقُولُونَ ۖ
Wan ognahay in ay kumurugo gelineyso waxa ay ku leyihiin.

Nabi muxamedصلي الله عليه وسلم waxa loo shegay daawadii murugada.
Allah ayaaa ku yiri:
فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ وَكُن مِّنَ السَّاجِدِينَ.
وَاعْبُدْ رَبَّكَ حَتَّى يَأْتِيَكَ الْيَقِينُ.
Allah u tasbiixso adigo sujudsan
Rabigaaga cabud ila ay yaqiinta kaaga timaado.

Tasbiixda waaa furaha nolosha adun iyo aakhiro wallayaal aan badino.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252612918129

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Umeyma Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category