22/01/2023
Dhamaan waxaan uga tacsiyadeeynaa dadkii walaaha ganacsatada ahaay ee caawa ku hanti beelay bakaaraha
sabar iya imaan
Badal kheer leh allaha idin kuugu badalo wan dareemayaa xanuunka iya murugada iya mooral jabka wali waanooshihiin alx
Insha alaah waxaan rajeeynaa in aan is wada kaashan doono oo allana kabaryeeyno badal kheer leh allow adigaa shalay nasiisay caawana naga qaaday allow badal kheer qabo ayaan kaa rajeey neeynaaa walal alla aan unaqano intaan kadaranaa jirto intii ku dhaawacnatay dabkana allaha caafiyo