Gaari Dumar Online

Gaari Dumar Online Gaari Dumar Online waa ganacsi online ah oo aad ka heli doontaan dhamaan Alaabaha dumarka.

Waxaan dhamaan umada Soomaaliyeed la wadaageenaa iyo umada Islaamka oo dhan, bilashada sanadka cusub ee 1446. Hambalyo h...
07/07/2024

Waxaan dhamaan umada Soomaaliyeed la wadaageenaa iyo umada Islaamka oo dhan, bilashada sanadka cusub ee 1446.

Hambalyo hambalyo hambalyo!

15/06/2024
Ciid wanaagsan dhamaan umadda Soomaaliyeed.تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.
09/04/2024

Ciid wanaagsan dhamaan umadda Soomaaliyeed.
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.

رمضان كريم
10/03/2024

رمضان كريم

Shaqadu waa socotaa
28/02/2024

Shaqadu waa socotaa

  waxay maanta qayb ka tahay Bandhig suuqeedka   oo ka dhacaayo  .
28/02/2024

waxay maanta qayb ka tahay Bandhig suuqeedka oo ka dhacaayo .

27/02/2024

Ballanteennu waa carwada Hooyada iyo Caruurta ee ka dhici doonta beerta Banaadir.

Gaari Dumar Online waa ganacsi online ah oo aad ka heli doontaan dhamaan Alaabaha dumarka.

Waxaa farxad inoo  ah in aan qeyb ka nahay Carwada Hooyada iyo Caruurta ee ka dhici doontaa Beerta Banaadir.
17/01/2024

Waxaa farxad inoo ah in aan qeyb ka nahay Carwada Hooyada iyo Caruurta ee ka dhici doontaa Beerta Banaadir.

Catarro caraftooda loo bogay kasoo dalbo   oo la xiriir 0613303070.
12/01/2024

Catarro caraftooda loo bogay kasoo dalbo oo la xiriir 0613303070.

Ma u baahantahay Spray aad u caraf badan, kaana go’ayn, kasoo dalban    oo wac 0613303070.
03/01/2024

Ma u baahantahay Spray aad u caraf badan, kaana go’ayn, kasoo dalban oo wac 0613303070.

Macmiil, waxaan idiin heynaa miisaan dhimihii ka sameysnaa Khalka Tufaaxa ee asalka ahaa, kaas oo kaa dhimaya miisaanka ...
01/01/2024

Macmiil, waxaan idiin heynaa miisaan dhimihii ka sameysnaa Khalka Tufaaxa ee asalka ahaa, kaas oo kaa dhimaya miisaanka isla markaana kaa jaraya xeyrta caloosha.
Waxaad nagalasoo xiriiri kartaa 0613303070


.

Macmiil, waxaan idiin heynaa cadarro asal ah, aadna u caraf badan, si fududna aanan kaaga go’ayn.Waxaad nagalasoo xiriir...
23/12/2023

Macmiil, waxaan idiin heynaa cadarro asal ah, aadna u caraf badan, si fududna aanan kaaga go’ayn.
Waxaad nagalasoo xiriiri kartaa 0613303070


Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 11:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00

Telephone

+252613303070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaari Dumar Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gaari Dumar Online:

Share