Saacitt ahmett

Saacitt ahmett Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saacitt ahmett, Clothing (Brand), jidka sodonka, Mogadishu.

27/05/2023

Mofit 💪

02/03/2021

Sidee lagu ogaadaa inaad qabto coronavirus?

1. Cun-cun dhuunta ah
2. Dhuunta oo qalasho
3. Qufac qalalan
4. Heer kulka oo aad u sarreeyo
5. Neefta oo yaraato
6. Urka oo tago

*Qalabka Caafimaad ee Covid oo looga baahanyahay guriga:*

1. Kaniiniga Paracetamol-ka ah
2. "Betadine" oo ah daawo afka lagu dhaqo laguna luq-luqdo

3. Vitamin C iyo Vitamin D3
5. Cuntooyinka laga helo Vitamin B complex

6. Capsule lagu ridayo biyo kulul kadibna la isku uumiyo muddo 10 daqiiqo ah si loo nadiifiyo neef mareenka

7. Qalabka lagu cabbiro oxygen-ta
8. Dhalada ay ku jirto oxygen-ta (waxa loo isticmaalaa xaaladda khatarta ah kaliya)

9. Jimicsi si aad u hesho oxygen

Saddexda marxaladood ee Covid:

1. Covid ku dhaco kaliya sanka - in laga bogsado waxay qaadataa maalin barkeed (isku uumi uumiga biyaha kulul), isticmaal Vitamin C, marxaladdaan markuu marayo qandho malaha, Waa calaamad la'aan.

2. Covid ku dhaco dhuunta - wuxu leeyahay dhuun xanuun, in laga bogsado waxay qaadataa 1 maalin (ku luq luqo biyo kulul, cab biyo kulul) haddii ay qandha jirto isticmaal paracetamol, Vitamin C iyo Vitamin B complex, Haddii ay xaaladda ka sii darto isticmaal qalajiyayaal (antibiotics).

3. Covid ku dhaco sambabada - wuxu leeyahay qufac iyo neefta oo qofka dhibto muddo 4 ilaa 5 maalmood ah. (isticmaal Vitamin C iyo Vitamin B complex, ku luq luqo biyo kulul, isticmaal qalabka lagu cabbiro oxygen-ta, paracetamol, hadii ay xaaladda kasii darto waxa loo baahanyahay dhalada ay oxygen-ta ku jirto in lagu xiro qofka, cab dareere badan, samee jimicsi si aad oxygen badan u qaadato.

Marxaladda ay tahay inaad ka ag dhawaato isbitaal:

La soco heer oxygen-taada, haddi ay oxygen-taada kasii yaraaneyso 92 (heerka laga rabo waa 98 - 100) markaas waxad u baahantahay in lagugu xiro oxygen. Haddii ay guriga kuu taalo dhalada oxygen-ta leh uma baahnid in isbitaal lagu seexiyo

*Ku sugnow caafimaad qab, ku sugnow bad-qab!*

Fadlan u gudbi inta aad xiriirka la leedahay.
Ma ogid inay caawin doontee.

Ka waani dadka inay isku karaantiilaan isbitaalka, waxan isku karaantiili karnaa guriga.

Daawooyinka aad qaadan karto marka aad isbitaal karaantiil ku tahay
1. Vitamin C-1000
2. Vitamin E (E)
3. Inta u dhaxeyso (10:00 ilaa 11:00 saac subaxnimo ) isu dhig ileyska qoraxda muddo 15 ilaa 20 daqiiqo ah
4. Cun cunto ukun leh hal jeer
5. Naso/seexo ugu yaraan 7-8 saacadood
6. Cab 1.5 liters biyo ah maalintii
7. Dhammaan cuntooyinka aad cuneysid waa inay ahaadaan kuleyl diirran (iska daa cunto qabow).

Intaas waa inta la sameeyo markaad joogto isbitaal si loo xoojiyo hab-dhiska difaaca jirka.

Xusuusnow (pH-ka) ama heerka aash*tada Covid wuxu u dhexeeyo 5.5 ilaa 8.5.

Sidaas darteed, si aan u baabi'ini jeermiska waa inaan dhammaanteen isticmaalnaa cuntooyinka ay ku badanyihiin (alkaline-ka) oo ka sarreeyo heerka aash*tada jeermiska.

Sida:
Mooska
Liinta cagaaran - 9.9 pH
Liinta jaallaha ah - 8.2 pH
Avocado - 15.6 pH
* Toonta - 13.2 pH
* Cambaha - 8.7 pH
* Oranjada 8.5 pH
* Cananaaska -12.7pH

Liin iyo biyo kulul oo isla socda waxay baabi'in karaan jeermiska bilowga h**e intuusan gaarin sambabada ka hor.

Warbixintan ha ku koobin kaliya naftaada oo la wadaag ehelkaaga iyo asxaabtaada. Mahadsanid.

Caafimaad ku joog

14/11/2018

Hadaad rabtid inaad marwalbo ku noolato nolol farxad leh cidna haka filan wax ku farxad galiya kaliya noloshada ku xir Rabi subxana qaadir

22/07/2018

Waxaan ku oran lahaa Aqoon Garashaa Ka Weyn 🤣🤣

25/06/2018

Welcome my new page

Address

Jidka Sodonka
Mogadishu
NONE

Telephone

+252614779800

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saacitt ahmett posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saacitt ahmett:

Share