N.A collocation somalia

N.A collocation somalia Welcome to Anab Mogadishu Trends Where Style meets confidence ! 💎

28/02/2025

Amin Amir oo farshaxan ku sharraxaya xiriirka Madaxweyne Xasan Shiikh iyo RW Abiye Axmed

> Daljir Media

28/02/2025

Facebook waxa ka bilowday koox hal mar la adeegsaddo. One Time Use. Waad ku shubanaysaa 24 saac baad ku hadlaysaa. Waxan soo xasuustay barnaamujka Muraad ee Somtel oo intaad bishoo dhan ku shubato 3 dollar ayaa 24 saac 30ka maalmood ba buuqaysaa, hadaad doontidna ganacsigaaga iyo amuurahaagaad ku kala dabaranaysaa. Xasan Sheikh shalay wuxuu isticmaalay dhawr qof , laakiin waxan ugu soo gaabinaynaa “”isku Soomaali ma nihin””.

Aad beey Soomaalidii dhiidhidey u guulasatay shalay, waana la isku awood sheegtay in qabyaalad iyo One Time Use Group ba Laga tudh tudh roon yahay.

28/02/2025
23/01/2025
15/08/2024
15/08/2024

Nasiib badanaa ninkaan :
🔹Koonfur : Ciidanka itoobiya anagaa u yeeranay ma baxaayaan waa in ay dhulka haystaan ( Jubaland koonfur galbeed )
🔹waqooyi - k**a laabanayno siinta abi axmed badaha iyo khayrtaaka umada soomaaliyeed .

wuxuu noolyahay casri dahabi ah .

12/08/2024
06/08/2024
04/08/2024
16/07/2024

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Friday 09:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252613816301

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when N.A collocation somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to N.A collocation somalia:

Share