Dhibane kaaab foundation

Dhibane kaaab foundation Dhibane Kaab Foundation: Summary Profile
1. Established with a vision to transform the local community, we focus on volunteeris

Who We Are (Waa Ayo Dhibane Kaab?)
Dhibane Kaab Foundation is a youth-led, non-profit organization based in Mogadishu, Somalia.

Dhibane Kaab Foundation: Summary Profile1. Who We Are (Waa Ayo Dhibane Kaab?)Dhibane Kaab Foundation is a youth-led, non...
30/03/2026

Dhibane Kaab Foundation: Summary Profile
1. Who We Are (Waa Ayo Dhibane Kaab?)
Dhibane Kaab Foundation is a youth-led, non-profit organization based in Mogadishu, Somalia. Established with a vision to transform the local community, we focus on volunteerism, social responsibility, and sustainable development.
Dhibane Kaab Foundation waa urur ay hoggaamiyaan dhalinyarada oo aan faa'iido doon ahayn, kuna yaalla Muqdisho. Waxaan ka shaqaysaa is-xilqaanka, mas'uuliyadda bulshada, iyo horumarinta waarta.
2. Our Core Mission (Hadafkayaga Guud)
To empower the community through education, health awareness, and environmental stewardship, while fostering a drug-free and peaceful society.
Inaan bulshada ku xoojinno waxbarasho, wacyigelin caafimaad, iyo ilaalinta deegaanka, annagoo dhisayna bulsho nabdoon oo ka fog daroogada.
3. Key Areas of Work (Waxqabadka Muhiimka ah)
Environmental Sanitation (Nadaafadda Deegaanka): Weekly community cleaning campaigns at public spaces and beaches.
Public Health (Caafimaadka): Awareness sessions on disease prevention and community well-being.
Education (Waxbarashada): Advocacy for quality learning and professional development for youth.
Social Advocacy (Nabadda): Campaigns against tribalism, drugs, and youth violence.
4. Our Impact So Far (Saamaynta aan yeelanay)
Organized numerous volunteer-led beach and city clean-ups in Mogadishu.
Mobilized local youth to take ownership of their environment and social peace.
Provided a platform for youth to develop leadership and teamwork skills.
5. Leadership (Hoggaanka)
Founder & Executive Director: Osman Mohamed Omar
Contact Information:
Location: Mogadishu, Somalia
Email: [email protected] / [email protected]
Gmail [email protected]

HAGAHA DEEQAHA WAXBARASHO EE TALYAANIGA (ITALY 2026) 🇮🇹Ma tahay arday Soomaaliyeed oo hamigiisu yahay inuu waxbarasho ta...
06/02/2026

HAGAHA DEEQAHA WAXBARASHO EE TALYAANIGA (ITALY 2026) 🇮🇹
Ma tahay arday Soomaaliyeed oo hamigiisu yahay inuu waxbarasho tayo leh ka helo Yurub? Dhibane Kaab Foundation waxay kuu haysaa war aad u xiiso badan! Talyaanigu waa mid ka mid ah waddamada ugu fudud ee ardaydeenu deeqo buuxda ka heli karaan.
1. Maxaad helaysaa haddii aad ku guuleysato? 🎁
Deeqda Talyaanigu (DSU/Regional Scholarship) waa mid dhammaystiran, waxaana ka mid ah:
✅ Lacagta Jaamacadda: Wax kasta oo kharash ah waa lagaa dhaafayaa (100% Free).
✅ Guri Bilaash ah: Waxaa lagu dejiyaa hoyga ardayda (Student Hostel).
✅ Lacag Caddaante ah: Waxaad helaysaa inta u dhaxaysa €6,000 ilaa €7,000 sannadkii si aad noloshaada ugu maarayso.
✅ Cunto Bilaash ah: Waxaad helaysaa kaarka cuntada (Meal Card) oo aad kaga dhex casheyso maqaayadaha jaamacadda.
2. Shuruudaha lagaa rabo (Requirements) 📋
Shahaado: Shahaadada Dugsiga Sare ama Jaamacadda (oo xaqiijisan).
Baasaboor: Waa inuu shaqaynayaa.
Luqadda: Shahaadada IELTS (haddii koorsadu Ingiriis tahay) ama Medium of Instruction.
ISEE Parificato: Waa warqad caddaynaysa in dakhliga qoyskaaga uu hooseeyo (Dhibane Kaab ayaa kaa caawin kara talada ku saabsan tan).
3. Halkee laga codsadaa? Link ga qeyb ta hoose ayaa soo dhigi doonaa
Ka fogow mareegaha beenta ah, isticmaal kuwa rasmiga ah:
Codsiga Guud: universitaly.it
Deeqaha Dawladda: studyinitaly.esteri.it
4. Jaamacadaha ugu caansan ee la codsado 🏫
University of Bologna
University of Padua
Sapienza University of Rome
University of Pavia
Politecnico di Torino
Dhibane Kaab Foundation waxay diyaar u tahay inay kugu hagto jidka guusha. Waxbarashadu waa furaha isbeddelka bulshada! 📚✨

Ururka Dhibane kaaab foundation waxoow arday da somaliyeed ogeysii haa inoow arday da somaliyeed ee daney haayo wax bara...
06/02/2026

Ururka Dhibane kaaab foundation waxoow arday da somaliyeed ogeysii haa inoow arday da somaliyeed ee daney haayo wax barasho deeqo ah inoow ururka Dhibane kaab foundation diyaar ula yahay inoow dhamaan sharuudaha arday da somaliyeed laga rabo inoow ka caawiyo
Xog kastoo soo baxdo iyo deeq wax barasho oo soo baxdo halkaan ayaa la soo dhigi doonaa
Wixii dheraad ah kala xariir xafiis ka urur dhibane kaaab foundation
Dhamaan wadamada halkaan hoose ku xusan deeqdoda wax barasho waala helaa ardagii buuxiyo sharuudaha looga bahan yahay insha Allah

Professional Statement for Youth Leadership ApplicationsName: Osman Mohamed OmarOrganization: Founder of Dhibane Kaab Fo...
05/02/2026

Professional Statement for Youth Leadership Applications
Name: Osman Mohamed Omar
Organization: Founder of Dhibane Kaab Foundation
Location: Mogadishu, Somalia
Personal Statement:
"My name is Osman Mohamed Omar, a second-year Business Administration student at the university of people and the founder of Dhibane Kaab Foundation. In a city like Mogadishu, leadership is not just about holding a title; it is about taking action where it is needed most.
One of the most significant challenges I tackled was the lack of community awareness regarding sanitation and waste management. Initially, many residents were unaware of the severe health risks posed by accumulated waste in public spaces. To address this, I mobilized a dedicated team of volunteers to launch a community-driven cleaning initiative. Every Friday, we conduct mass cleaning campaigns in high-traffic public areas, such as Lido Beach and various districts across the Banadir region.
Beyond the physical cleaning, my greatest achievement has been the shift in public mindset. Through our consistent efforts, the community has moved from indifference to active awareness. Today, people in these districts are conscious of the dangers of pollution and are taking collective responsibility for their environment.
In addition to our environmental work, Dhibane Kaab Foundation remains committed to providing free access to basic education and healthcare for the most vulnerable members of our society. As a business student, I am focused on building the organizational structure of my foundation to ensure its long-term sustainability. I am seeking to join this program to refine my leadership skills, network with global peers, and find innovative ways to scale our community impact in Somalia."

Shirka ururada bulshada waxaa qeyb ka ah Dhibane kaaab foundation Gudoomiyaha Dhibane kaaab foundation Isman Maxamed Cum...
31/08/2025

Shirka ururada bulshada waxaa qeyb ka ah Dhibane kaaab foundation
Gudoomiyaha Dhibane kaaab foundation Isman Maxamed Cumar ayaa nugu metelaayo insha Allah

Isbuucii 207 aaad bahda ololaha nadaafada xeebaha iyo wacyi gelinta Gudoomiyaha Dhibane kaaab foundation mudane Isman Ma...
29/08/2025

Isbuucii 207 aaad bahda ololaha nadaafada xeebaha iyo wacyi gelinta
Gudoomiyaha Dhibane kaaab foundation mudane Isman Maxamed Cumar ayaa sky k qeyb galay bahda ololaha nadaafada xeebaha iyo wacyi gelinta degaan ka
Dhibane kaaab foundation waxey si gaar ah ugu mahadcelee qof kastooo somaliyeed ee qeyb ka qaatay horuumar ka bulshada somaliyeed
Bahda dhibane kaab foundation iyo bahda ololaha waa team wada shaqeen xoogan eey ka dhaxeyso si wada jir ah na ugu adeego bulshada somaliyeed meel kastoo eey joogaan
Dhamaan samafalayaashaas madaalayaasha waxeey si volunteer ah ugu adeegaan bulshada dan yar taa ayagoo Cid na anba hayed eey sa taageerin
Gacmo wada jir eey wax ku gooyaan

22/12/2024

Insha Allah sanad ka Ina Soo aadan is bedel muuqdo ayaan gaari doonaa insha allaah

Waxaaa saakay oo jimco ah noo qabsoo may Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka sakay farxad gooniya ayey...
31/03/2023

Waxaaa saakay oo jimco ah noo qabsoo may Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka sakay farxad gooniya ayey u eheed team ka Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta waxaaa qeyb kala qaatay Dalmar oo araga naafo ka ah ballse qalbiga aaan naaafo ka eheeen
Waaa isbuucii 75 aaad

Team ka Dhibane kaaab foundation waxaaa uga qeyb khaatay gudoomiyaha team ka Osman Jeceylow iyo xubno kalay

Gudoomiyaha ururka dhibane kaaab foundation mudane Osman Jeceylow waxoow bilashada bisha ramadaan ugu habalyey Haa umada...
22/03/2023

Gudoomiyaha ururka dhibane kaaab foundation mudane Osman Jeceylow waxoow bilashada bisha ramadaan ugu habalyey Haa umada islaamka sidoo kly Gudoomiyaha waxoow shacabka somaliyeed ka codsaday iney isku naxariistaan isna taaakuleeyaan .

Isbuuciii 71 baaad ayaaa noo khabsoomay team ka Dhibane kaaab foundation waxaaaa uga xeeb galay xubna kamida team ka ugu...
03/03/2023

Isbuuciii 71 baaad ayaaa noo khabsoomay team ka Dhibane kaaab foundation waxaaaa uga xeeb galay xubna kamida team ka ugu horeeyo gudoomiyaha team ka Osman Jeceylow
Waxaan u mahadcelihaaa qof kastoo qeeb ka khaatay Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka
Mahadsanidiin saaxibayaal

Address

Dhibanekaaab@gmail. Com
Muqdisho
252

Telephone

+252618363025

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhibane kaaab foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhibane kaaab foundation:

Share