Tuurdibi Custam

Tuurdibi Custam Waxaa Loo rabaah in Lagu gudbiyo wararka iyo xaaladaha tuurdibi

25/02/2026

Salalaahu caleyhi wasalam ♥️ ❤️

25/02/2026

Kusaliya Rasuulka Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ✅️

Laanta Socdaalka Jinsiyadaha ee Itoobiya ayaa sheegtay iney laan cusub ka furtey magaalada Goday ee Deegaanka Soomaalida...
25/02/2026

Laanta Socdaalka Jinsiyadaha ee Itoobiya ayaa sheegtay iney laan cusub ka furtey magaalada Goday ee Deegaanka Soomaalida, Isla markaana waxaa macaamiisha la wargaliyay iney halkaas ka helayaan adeegyo ay kamid yihiin.

• Bixinta baasaboorka cusub.
• Cusbooneysiinta baasaboorka.
• Dib usoo saarida baasaboorka lumay.
• Badalida baasaboor burburay.
• Sixida maclumaadka baasaboorka.
• iyo adeegyo kale oo E-passport-ka.

Xogta sii share-garee oo la wadaag dadka aadka ugu baahan si ay uga faa'iideystaan.

25/02/2026
16/08/2025

Kusaliya Rasuulka Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

13/08/2025
Wasiirka iigeeya Muhiyadiin wasiirka iigeeya DDS Halkaan idin Kallasoo Hadlayaa waa Kastamka Tuurdibi
13/08/2025

Wasiirka iigeeya

Muhiyadiin wasiirka iigeeya DDS

Halkaan idin Kallasoo Hadlayaa waa Kastamka Tuurdibi

Tukuhu waa haadka keli ah ee ku dhiirrada in uu gorgorka daandaansado, isagoo dhabarka ka koraya, luquntana kaga gujiya ...
13/08/2025

Tukuhu waa haadka keli ah ee ku dhiirrada in uu gorgorka daandaansado, isagoo dhabarka ka koraya, luquntana kaga gujiya afkii uu saxarada ku cunay, laakiin Gorgorku iskuma shideeyo, ee taa beddelkeeda wuxuu u duulaa hawada sare, ilaa uu gaaro meel aanu Tukuhu ku badbaadi karin.

Waa edeb iyo is xakamayn aad u sarraysa oo ruuxa hanka sare leh, iskuna kalsoon ugu jawaabo daandaansiga la doonayo in meel hoos laguu dejiyo.

Address

Mudug
Qandala

Telephone

+252907530549

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tuurdibi Custam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share