Malayka Online Style

Malayka Online Style Only S____wag style men's

Ramadaan Kareem ayaan Idin leeyahay Caawo Kale Sanadkii Halmar ayey inasoo Martaa   Illahay Caafimaad Hanoogu Dhameeyo N...
28/02/2025

Ramadaan Kareem ayaan Idin leeyahay Caawo Kale Sanadkii Halmar ayey inasoo Martaa Illahay Caafimaad Hanoogu Dhameeyo Nabad Iyo Barwaaqo Allah inagu Gaarsiiyo Ramadaanka Xiga Ramadaan Kariim

Waa Madaxweynaha   Oo Ah Dowlada Xifaaltan Dagaaled Inaga dhaxeeya Siyaasada Waxaa Ka weyn Shacabka Ogolaan shahooda Had...
27/02/2025

Waa Madaxweynaha Oo Ah Dowlada Xifaaltan Dagaaled Inaga dhaxeeya Siyaasada Waxaa Ka weyn Shacabka Ogolaan shahooda Hadaan Udul Qaadanay In wadanka Gudihiisa Nagu Cadaabtaan Sidee U araktaan Ma Xeelad Siyaasi Ayaaa Ladhihi Karaa Mise XeeladoTaaso Ah Mid Shaqsiyaad ay wataan Fikiradada Kadhiiibo Qeybta Hoose Maqaaalkan Magac Ubixiya bal

Taariikhda waa markii ugu horeysay ee Itoobiya hab-maamuuskan heerkiisu sareeyo ku qaabisho Madaxweyne Soomaaliyeed.Waxa...
12/01/2025

Taariikhda waa markii ugu horeysay ee Itoobiya hab-maamuuskan heerkiisu sareeyo ku qaabisho Madaxweyne Soomaaliyeed.
Waxaan Anagaba Waan Sameesan Karna Laakiin Siyaasadaa Halkaan Iiga Muuqata Inay Kajirto Xamar Gudaheeda Haween Walipo Sidaan Kaligeyaa Sameen Kara Hadiii Leygu Amro Siyaasadda Iyo Waxa Ku Kalifay Inay Nagu Maamuusan Dabaqyadoda Anaga Maan weydiisanay War Hoooy Odayga Intuusan Bixin Buuraba Wax Walipo Inuu Xaraashto
Hadii Lagu Weydiiyo Swbta ay Ethiopia Sidaan Inoogu Maamustay Maxay Tahay……..?

Malayka Online style Suuqa Online ka ah Ee Dharka Ragga last version Kaboyin Original ah Iyo Dharka Noocyadiisi Kala Duw...
05/01/2025

Malayka Online style Suuqa Online ka ah Ee Dharka Ragga last version Kaboyin Original ah Iyo Dharka Noocyadiisi Kala Duwan Ku iibso by Online Xaruunteenana Waaa inagu soo booqaan kartaaan page follow so dheh Lana Soco dharka noocyadiisi ugu dambeeya Dhallinyaradana Waxay Ku Magacaaban Swag ama buggy

Waxaad ka Heleysaan   Swag Dharka Noocii Ugu Dambeeyay Iyo Qiimo Ku Qanciya Kugu So Dhaweyn Donna Kaliya Meel Walbo Wada...
02/01/2025

Waxaad ka Heleysaan Swag Dharka Noocii Ugu Dambeeyay Iyo Qiimo Ku Qanciya Kugu So Dhaweyn Donna Kaliya Meel Walbo Wadanka Aad Ka Joogtana Waa Laguugu Keeni Doona Ku Labiso Qiimaha Carwada Qiima Ka Raqiisan Kana Tayo Wanaagsan

Dhamaan Umada Somalyeed Waxaan idiku War Galinaaaya in dalka lagu so kordhiyay dharka S_wag style for men's Carwo Malayk...
31/12/2024

Dhamaan Umada Somalyeed Waxaan idiku War Galinaaaya in dalka lagu so kordhiyay dharka S_wag style for men's Carwo Malayka Online Ka Adeego Adigoo Gurigaaga jooga Kaso dalbo Website ka malayka dharkii ugu dambeeyay Ee Waayahan Kukacsan Dhallinyarada Somalia Meel Walipo Aad ka joogto Waa laguugu keeni Doona Hadda iyo kadib Isla ilow inaad Surwaal aad kabixiso 30$ ama 25$ Kulabiso dharka Noocyadiisi ugu dambeeyay iyo kabooyin Original ah inoogu Imow Dhar iyo kabo tayo leh iyo Qiimo Ku Raaali Galiya Wll Inagala Soo Xariiiir What's upka Waxaynu kugu Shaqeeen Donna Sida Ugu dhaqsiyaha badan

Address

Nateete Wakaliga
Kampala
256

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Malayka Online Style posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Malayka Online Style:

Share