07/20/2023
Hooyadu waa nuurka dunida iyo farxada
Rabbi haku naxaristo hooyo mcn habeen walba oo jimce ah waanku xasuusta si khaas ah
Waan kuso ducayn Hooyo mcn Ilaahay waxan kaga baryaya inu hoygaaga jnnada fardowsa ka dhigo hooyo mcn😔🥺🤲🤲🤲🤲