Al-Madina store

Al-Madina store Al-Madina store sells traditional Somali clothing, beauty creams, Islamic gown such as Abbiya, Jalbabs, head scarfs, traditional Somali dresses...etc.

The store is located at the heart of Minneapolis, near to uptown area, second floor of Karmel Mall. We also sell traditional Somali unsi. Tukaanka Al-Madina wuxuu iibiyaa dharka dumarka, sida jalaabiita isku jooga ah iyo, kuwa korka kaliya ah iyo isku siidayska, diricyada, cabaayadah, googaradah, shalmadaha, goonooyinka, iyo toobabka. Sidaas oo kale waxaan iibiyaa uunsiga, cadarada dumarka, kiriim

ada la isku nadiifiyo waliba aroosadah qalab gaar ah oo ay isku nadiifin karaan. Dharka aan hayno waliba jalaabiitu waa staayal gooni/gaar ah oo cusub. Uunsigu waa mid uddugiisa iyo caraftiisu ku qaadayso oo nafta aad ugu raaxaynaysid. Waxaan ku naala, Karmel Mall, dabaqa labaad, tukaanka # 202E, ee ku yaala magaalada Minneapolis, gobalka Minnesota, dalka Maraykanka.

Address

Minneapolis, MN
55408

Opening Hours

Monday 11am - 10:30pm
Tuesday 11am - 10:30pm
Wednesday 11am - 10:30pm
Thursday 11am - 10:30pm
Friday 11am - 10:30pm
Saturday 11am - 10:30pm
Sunday 11am - 10:30pm

Telephone

+16127012608

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Madina store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al-Madina store:

Shortcuts

Share