30/06/2026
Bilan Laundry waxay idiin rajaynaysaa 1-da Luulyo farxad, nabad, iyo barwaaqo. πΈπ΄
Waxaan mar walba u taaganahay inaan idin siino adeeg laundry oo nadiif ah, tayo sare leh, iyo adeeg degdeg ah.
β¨ Dharkaaga noo daa, nadaafaddana annaga noogu hallee!
Bilan Laundry
π Pickup & Delivery Available