15/11/2026
🚜 XCMG WZ30-25 – HAL MASHIIN, LABO SHAQO!
Awood, tayo iyo waxqabad isku darsaday! XCMG WZ30-25 waa mashiin casri ah oo loogu talagalay inuu isku qabto laba shaqo oo waaweyn, isagoo isku daraya awoodda qodista iyo tan rarista.
Waa mashiin ku habboon hawlaha culus ee dhismaha, Waxa uu kuu horsedaya shaqo hufan, waqti badbaadin iyo waxqabad lagu kalsoonaan karo.
📞 kala xarir 0613109090